Lawmakers elected from Awdal Region and serving in the House of Representatives of Somaliland have warned President Abdirahman Mohamed Abdullahi Cirro against what they described as moves that could trigger renewed unrest in the region. In remarks to the media, the MPs said communities in Awdal are already suffering the consequences of heightened security measures...
Day: January 20, 2026
UAE personnel withdraw from Bosaso after Somalia cancels bilateral agreements
Bosaso, Somalia — Sources in the port city of Bosaso, the administrative capital of Bari region, have confirmed that a large number of foreign personnel departed the city on Monday via Bosaso International Airport. The individuals were predominantly Colombian nationals. The personnel had been stationed at Bosaso Port for several years and were linked to...
Muxuu ku saabsan yahay shirka uu furay wasiirka amniga gudaha ee XFS ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay shir muhiim ah oo Guddiga Hagidda Barnaamijka, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta Wejiga labaad ee Barnaamijka Wadajirka Booliska. Shirka oo uu Wasiirku si wadajir ah ula guddoominayay bah wadaagta caalamiga ah, ayaa ujeedkiisu ahaa dib-u-eegis iyo ansixin...
Ciidanka Itoobiya oo xiray Jeneraal Gabre
Addis Ababa (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka ee Tigrayga ayaa xiray Sarreeye guuto Guesh Gebre oo ahaa taliyihii hore ee ‘Ciidanka milateriga qaybta 15aad, sida ay ku warrantay ilo-wareedyo BBCda ka tirsan. “Ma jirto cid sharciga ka sarreysa, waana sababta loo xiray,” ayuu yiri taliye sare oo ka tirsan ciidamada milateriga Itoobiya. Sarreeye Guuto Gabre ayaa...
Mucaaradka dowladda oo bilaabay shirar hoose oo ay uga hadlayaan gogosha madaxweyne Xasan
Nairobi ( Raxanreeb Online) Shir u dhaxeeya Ra’iisul wasaariyaashi hore ee dalka iyo hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ku mideysan golaha mustaqbalka Soomaaliyeed, ayaa ka soconaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Shirkan oo ay xubnahan ku lee yihiin magaalada Nairobi, ayaa waxa uu gogol xaar u yahay go’aanka ay ka qaadanayaan shirka ay...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis iskaashi difaac
Doxa (Raxanreeb Online) Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo lagu xoojinayo xiriirka military iyo wadashaqeynta amniga ee u dhaxeeysa labada dal. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in iskaashigan ay si rasmi ah u kala saxiixdeen Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Ku-xigeenka...
Somalia and Qatar sign a new security pact in Doha amid the ongoing geopolitical wrangles in the Horn of Africa.
The federal republic of Somalia has entered into a new security pact with the state of Qatar that is set to alter the geopolitical alliances in the Horn of Africa. The agreement was finalized and signed on Monday in Doha, Qatar, by the Somalia minister of defense, Ahmed Moalim Fiqi, and Qatar’s deputy prime minister...




