Day: January 21, 2026

Home » Archives for January 21, 2026
Jubbaland Forces Move to Retake Kudhaa Island Following Attack
Post

Jubbaland Forces Move to Retake Kudhaa Island Following Attack

Fresh details are emerging following a major attack carried out by the armed group Al-Shabaab on Kudhaa Island, located approximately 100 kilometres south of the port city of Kismayo in southern Somalia. The assault, which sources say began with a series of explosions, resulted in casualties, though the exact number of those killed or injured...

Turkey Extends Naval Mission in Somali Waters for One Year
Post

Turkey Extends Naval Mission in Somali Waters for One Year

Turkey’s parliament has approved a presidential decree extending the deployment of the Turkish navy for an additional year in the Gulf of Aden, Somali waters, the Arabian Sea and surrounding areas. The decree, issued by President Recep Tayyip Erdogan and endorsed by lawmakers, authorises Turkish naval forces to continue maritime security operations aimed at preventing...

Soomaaliya oo kamid noqotay dalka shanaad ee ansixiyay heshiiska IGAD
Post

Soomaaliya oo kamid noqotay dalka shanaad ee ansixiyay heshiiska IGAD

Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhigii 7-aad kulankiisa 30-aad ee golaha, waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo ku-xigeenadiisa. Kulanka xildhibaanada ee maanta ayaa lagu ansixiyay heshiiska Ururka Horumarinta Dowladda Dhexe (IGAD), taasoo ka dhigaysa Soomaaliya dalka shanaad ee si rasmi ah...

Kooxda AS oo weerar xooggan ku qaaday deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose
Post

Kooxda AS oo weerar xooggan ku qaaday deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Weerar qaraxyo ku bilowday oo maleeshiyaad Al-shabaab ay ku qadeen deegaanka Kudhaa oo ah jasiirad hoos tagta degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose. Weerarka ayaa si gaar ah loola beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen Ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland. Ilo ku sugan Agagaarka deegaanka Kudhaa,...

Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya
Post

Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo Soomaaliyaba. Trump oo shir jaraa’d oo aqalka cad ka hadlayay ayaa dhaleeceeyay Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay “meel aad u xun” isla markaana si xun uga hadlay Soomaalida. “Ma jirto cid ka hadlaysa in ugu yaraan 19 bilyan oo dollar ay ku...

Faaf faahin: dagaal sababay dhimashada 10 qof oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Post

Faaf faahin: dagaal sababay dhimashada 10 qof oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Yaaq-bariweyne ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Yaaq-bariweyne e gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan. Dagaalka ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 10 qof iyo dhaawaca tiro kale taasi...

Post

Djibouti revokes 1400 Somaliland passports over Israel links

Diplomatic wrangles in the Horn of Africa have taken a drastic turn after Djibouti cancelled some 1400 passports issued to Somaliland residents. The move targeted high-ranking officials, traditional elders, and journalists following the 26th of December 2025 pronouncement of Israel’s recognition of Somaliland as a sovereign state. For decades, Djibouti has provided passports to the...