Qaahira (Raxanreeb Online) Dowladaha Sacuudi Carabiya iyo Masar ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo si weyn loogu faaqiday xaaladda Gobolka, iyadoo xoogga lagu saaray difaaca Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. War-Saxaafadeedka ay labada dal wadajirka u soo saareen waxaa ugu muhiimsan. 1.Midnimada Soomaaliya: Labada dal waxay caddeeyeen inay lagama maarmaan tahay in la...
Day: January 5, 2026
Maxaa maanta ka dhaday degmada Balad-xaawo ?
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Kulan looga hadlayay amniga degmada Balad-xaawo iyo deegaanada hoosyimaada ayaa maanta lagu qabtay degmada Baladxaawo ee gobolkaasi. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Deegaannada Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinur (Cabdirashiid Janan). Shirkan ayaa lagu falanqeeyay xaaladda amni ee gudaha degmada, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa,...
Erdogan oo Sacuudiga kala hadlay arrimo ku saabsan Soomaaliya iyo Yemen
Ankara ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Axaddii sheegay in Türkiye ay “si dhow” ula socoto horumarada ka socda Yemen iyo Soomaaliya, kadib markii uu khadka telefoonka kula hadlay dhaxal sugaha Sacuudiga. Waxaa uu Erdogan dhanka kale ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay xasiloonida ilaalinta midnimada dhuleed ee labada dal. Sida laga soo...
Prominent Social Media Commentator Killed in Armed Attack in Gedo region
Beledxaawo — An armed group on Sunday night killed Sheikh Maxamuud Mohamed, a well-known public figure in the town of Beledxaawo, local sources confirmed. The victim was widely recognised for his active engagement on social media, where he regularly commented on and analysed political and security developments in Beledxaawo, including recurring clashes and instability in...
5 ruux oo isku qoys ah oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, taasi oo ah in 5 ruux oo isku qoys ah ay ku geeriyoodeen dab ka kacay gurigooda. Dadka geeriyoodey ayaa kala ahaa Hooyo, Walaasheed, iyo sadex Caruur ah oo ay hooyadu dhashay kuwaasi...
Sacuudiga oo markale ku celiyay inuu garab taagan yahay midnimada Soomaaliya
Riyadh ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, oo ku sugan Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa kula kulmay Magaalada Riyaadh, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faisal bin Farxaan bin Cabdullaahi Al-Sacuud. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay taageerada madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii...
Dalka Cuba oo eedeeyn culus u jeediyay Mareykanka
Dowladda Cuba ayaa xaqiijisay in soddon iyo laba ka mid ah muwaadiniinteeda lagu dilay hawlgalkii Washington ka fulisay Venezuela. Dalkan oo ku tiirsan saliidda Venezuela – ayaa bixiyay inta badan ilaalada amniga ee Mr. Maduro. Markii la weydiiyay faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan tallaabo militari oo ballaaran, Mr. Trump wuxuu sheegay inaan loo baahnayn...
Muxuu ku saabsanaa kulanka xalay ay yesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweynihii hore Shariif ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulanka dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa xalay ka dhacay hoyga uu madaxweynihii hore ka deggan yahay magaalada Muqdisho. Ilo xog-ogaal u ah kulanka ayaa inoo xaqiijiyay in labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo xasaasi ah oo la...
Somali President Requests Two Key Assurances from Former President Sheikh Sharif
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, held a late-night meeting with former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed on Sunday in Mogadishu, as part of renewed political engagement efforts. The meeting took place at the residence of Sheikh Sharif and addressed a range of issues, including personal and political grievances. Sources...








