Garoowe (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Deni ayaa maanta la shiray siyaasiyiin iyo qaybo ka mid ah bulshada caasimadda ee Puntland oo uu kala hadlay isbeddellada-siyaasadeed ee socda, xaaladda dalka & arrimaha-gudaha Puntland. Siciid Deni ayaa hoosta ka xarriiqay in aysan gorgortan geleyn midnimada Soomaaliya, wuxuu se adkeeyey in DFS ay ka shaqaynayso...
Day: January 7, 2026
Somali Religious Leaders Rally in Mogadishu Against Israeli Violations
A peaceful demonstration was held in Mogadishu on Tuesday, led by Somali religious scholars, to protest against Israel over what organisers described as actions threatening Somalia’s national unity. The rally took place at the Dajirka Dahsoon Monument in Mogadishu and was organised by prominent Somali clerics. It drew broad participation from across society, including officials...
Ku dhowaad 40 qof oo ku dhintay dibedbaxyada dalka Iiraan
Tehran (Raxanreeb Online) Ugu yaraan 36 qof ayaa lagu dilay dibedbaxyada ka socday Iran 10-kii maalmood ee ugu dambeeyay, sida ay sheegtay hay’ad u dooda xuquuqda aadanaha. Hay’adda shisheeye ee u dhaqdhaqaaqda xuquuqda aadanaha (HRANA), ayaa sheegtay in 34 ka mid ah dadka la xaqiijiyay ee dhintay ay ahaayeen dibadbaxayaal, halka laba kalena ay xiriir...
Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha oo booqasho ku imaanaya dalka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa booqasho ku imaan doona Soomaaliya, waxa uuna la kulmi doonaa madaxda ugu sareeysa dalka, isaga oo kala hadli doona qqodobo kala duwan. Sidoo kale Wang Yi, ayaa safarkiisa waxa uu ku mari doona dalalka kala ah Soomaaliya, Itoobiya, Tanzania, iyo Lesotho, ka dib markii...
Dibadbax ballaaran oo ka dhan xadgudubka ay Israa’iil ku heyso Soomaaliya oo ka socda Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan Daljirka Daahsoon ka socda dibadbax ka dhan ah Faragelinta sii xooggaysatay ee Israa’iil ay ku hayso Soomaaliya iyo dalka ay kala goyso Yuhuudda, waxaa ka qaybgalaya Culima’uudiin iyo dad kale. Khudbado ay jeediyeen qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed waxa ay ka hadleen dhibaatooyinka diimeed ee Yuhuudda...



