Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 28-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Ugu horreyn, Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa kulanka Golaha ka yeeriyey liiska magacyada Xildhibaanada ka...
Day: January 10, 2026
Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal ka wada Shabeellaha Hoose
Taliyaha Guutada 6-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka xoogga, G/le Dhexe Liibaan Yuusuf Gare, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Guutada Lixaad, kuwaas oo muddo tababar uga socday Taliska Guutada 6-aad duleedka degmada Baraawe Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidankan ayaa noqonaya qeyb ka mid ah geesiyaasha dagaalka kula jira kooxda Al-shabaab oo...
Turkey Criticizes Israel over Somaliland Recognition
Turkish Foreign Minister Hakan Fidan has sharply criticized Israel’s recognition of Somaliland, describing the move as a serious misfortune for the territory. Speaking during a discussion on a range of international issues, Fidan said he views Israel’s recognition of Somaliland as the gravest setback the region could face. He argued that such a development represents...
Turkiga oo aqoonsiga Israa’iil ku tilmaamay nasiib darrada ugu weyn ee ku dhici karta Somaliland
Ankara ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha dibada dalka Turkiga Hakan Fidan, oo ka hadlayay arrimo badan oo caalamka ayaa nasiib daro weyn oo ku dhacday Somaliland ku tilmaamay aqoonsiga ay israa’iil siisay jamhuuriyadda iskeeda madaxbanaanida ugu dhawaaqday. Waxa uu sheegay in uu u arko aqoosiga Israa’iil ay Somaliland siisay musiibo weyn oo ku dhici karto...
Hindiya oo si xooggan u taageertay midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Delhi ( Raxanreeb Online) Hindiya ayaa Jimcihii (Janaayo 9) si xooggan u taageertay madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, kaddib markii Israa’iil ay aqoonsatay jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. “Hindiya waxay xiriir taariikhi ah la leedahay Soomaaliya. Waxaan sii wadeynaa inaan adkeyno muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed...
Shiinaha uu shaaciyay sababta dib u dhaca booqashadii wasiirka arrimaha dibadda uu ku imaan lahaa Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay sababta dib u dhaca ugu yimid safarkii wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha Wang Yi, uu shalay ku imaan lahaa magaalada Muqdisho. Afhayeenka u hadlay safaaradda Shiinaha, ayaa sheegay in go’aanka dib u dhigista boqashada uu ka dhashay isbada ku yimid jadwalka socdaalka wasiirka arrimaha...
India Rejects Somaliland Recognition, Backs Somalia’s Unity
India has reaffirmed its firm support for the unity, sovereignty and territorial integrity of Somalia, distancing itself from Israel’s reported recognition of Somaliland. The position follows remarks attributed to Benjamin Netanyahu on 26 December 2025 regarding the recognition of Somaliland. Despite its close ties with Israel, India publicly rejected the move and called for respect...





