Day: January 11, 2026

Home » Archives for January 11, 2026
Somalia and Palestine Reject Israel’s Somaliland Recognition Claim
Post

Somalia and Palestine Reject Israel’s Somaliland Recognition Claim

The Somali Minister of Foreign Affairs, Abdisalam Abdi Ali, held a bilateral meeting with his Palestinian counterpart, Farsan Shahin, in Riyadh, on the sidelines of ongoing diplomatic engagements. During the meeting, both sides expressed serious concern over Israel’s reported move, emphasizing that it violates international legal principles and undermines the sovereignty and territorial integrity of...

Post

Mogadishu women lead a massive rally to condemn Israeli interference

Hundreds of women in Somalia’s capital Mogadishu marched in the streets towards the Daljirka Dahsoon (Unknown Soldier) monument as they protested against the recent Israeli recognition of Somaliland as a sovereign state. The demonstration included mothers, students, and civil society leaders, who have now joined the ever-growing wave of national fury following the pronouncement made...

Somali Defence Minister Rejects Secession Claims, Reaffirms National Unity
Post

Somali Defence Minister Rejects Secession Claims, Reaffirms National Unity

Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, has provided detailed remarks on national sovereignty, regional developments, and foreign interference during an interview with Al Jazeera. Addressing the issue of Somaliland, Minister Fiqi stated that narratives promoting secession are inconsistent with realities on the ground. He noted that nearly half of the northern regions are administered...

Somalia and Egypt Reject Actions Undermining Somalia’s Sovereignty Following Israel’s Recognition of Somaliland
Post

Somalia and Egypt Reject Actions Undermining Somalia’s Sovereignty Following Israel’s Recognition of Somaliland

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, held an evening meeting in Jeddah with his Egyptian counterpart, Badr Abdelatty, Minister of Foreign Affairs, Migration and Egyptian Expatriates. The meeting took place on the margins of the extraordinary session of the Council of Foreign Ministers of the Organisation of Islamic Cooperation (OIC)....

Kooxda AS oo isaga baxay deegaano ku yaalla gobolka Hiiraan
Post

Kooxda AS oo isaga baxay deegaano ku yaalla gobolka Hiiraan

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegayaan wararka anu ka heleyno gobolka Hiiraan, kooxda Al-shabaab, ayaa isaga baxay deegaano hoostaga degmada Maxaas, kaddib culusyo ay sareen ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee Macawiisley. Maleeshiyaadka Al-shabaab, ayaa la tilmaamaya in ay faarujiyeen deegaanada kala ah Teedan iyo Bukure oo ku yaalla inta u dhaxeeysa degmada Maxaas...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiray aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Post

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiray aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Jeddah ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa shalay oo Sabti ahayd kulan ku yeeshay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, kaas oo ay kaga hadleen arrimaha Soomaaliya. Ururka ayaa si gaar ah diiradda u saaray arrinta haatan taagan ee ah aqoonsiga ay dhowaan Israa’iil aqoonsatay Somaliland, iyagoo sheegay inay...

Haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay banaanbax ka dhan ah Yahuuda
Post

Haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay banaanbax ka dhan ah Yahuuda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho  gaar ahaan daljirka Daahsoon waxaa saakay ka socda dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan Ururada Haweenka, waxaana looga soo horjeeda xadgudubka ay Israa’iil ku sameeysay dalka iyo aqoonsiga Somaliland. Haweenka dibadbaxa dhigaya ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya diyaarna u yihiin difaaca dalka iyo ka hortaga xadgudubka...

Puntland oo ciidamo badan oo sugaya amniga ku daabuleysa magaalada Gaalkacyo
Post

Puntland oo ciidamo badan oo sugaya amniga ku daabuleysa magaalada Gaalkacyo

Garoowe ( Raxanreeb Online) Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in 22-ka bishan ay magaalada Gaalkacyo urari doonaan dhammaan ciidanka dhalinyarada ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska, kuwaas oo hadda ka howlgala magaalada Garoowe. Taliye Muumin waxa uu ku tilmaamay u jeedka ciidamada loo gaynayo Gaalkacyo in ay tahay wax...