Day: January 12, 2026

Home » Archives for January 12, 2026
Somalia annuls all security and defence agreements with the United Arab Emirates
Post

Somalia annuls all security and defence agreements with the United Arab Emirates

Mogadishu, 12 January 2026 — The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has formally approved the cancellation of all security, defence, and military cooperation agreements previously concluded with the United Arab Emirates, according to an official government statement issued on Monday. The decision was taken during a cabinet meeting and adopted as...

Soomaaliya oo gabi ahaanba burburisay heshiisyadii ay la gashay Imaaraatka
Post

Soomaaliya oo gabi ahaanba burburisay heshiisyadii ay la gashay Imaaraatka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadday tallaabo diblomaasiyadeed oo layaab leh, iyadoo baabi’isay dhammaan heshiisyadii iskaashiga amniga ee ay la lahayd dalka Imaaraadka Carabta. Go’aankan oo kasoo baxay shir aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada, ayaa loo arkaa mid lagu difaacayo madax-bannaanida Soomaaliya. Heeshiyada meesha laga saaray waxaa ka mid...

Post

Somalia National Army uncover assorted military equipment hidden by the Al-Shabaab in Lower Shabelle

The Somali National Army has discovered a massive hidden arsenal during a targeted sweep in the Jiib Marko area of the Lower Shabelle region. In an ongoing operation to flush out the Al-Shabaab militia in Somalia, while acting on intelligence, the elite forces uncovered multiple underground pits and storage facilities used to conceal Al-Shabaab’s array...

Xildhibaanada golaha shacabka oo u codeeyey Axdiga xakameynta Tubaakada
Post

Xildhibaanada golaha shacabka oo u codeeyey Axdiga xakameynta Tubaakada

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaanka golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa waxa ay ku yesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) iyo ku-xigeenadiisa. Kulanka xildhibaanada golaha shacabka, ayaa maanta lagu ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, waxaana ogolaatay 139-Xildhibaan,...

Maamulka Trump oo sheegay in ciidamo dheeraad ah loo diri doono Minnesota
Post

Maamulka Trump oo sheegay in ciidamo dheeraad ah loo diri doono Minnesota

Minnesota (Raxanreeb Online) Maamulka Trump ayaa sheegay in ay boqollaal kale oo ka mid ah saraakiisha federaalka u diri doonaan magaalada Minneapolis, maalmo kadib geeridii haweeney uu toogtay sarkaal ka tirsan waaxda Socdaalka iyo Kastamyada Mareykanka ee magaaladaas. Xoghayaha Amniga Gudaha Kristi Noem ayaa u sheegtay Fox News in “boqollaal kale” loo diri doono aaggas...

Wefdi u hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda Sodma iyo masuuliyiin kale oo gaaray Kismaayo
Post

Wefdi u hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda Sodma iyo masuuliyiin kale oo gaaray Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb Online) Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, si uu ugu kuurgalo xaaladaha abaaraha ka jira dalka. Wafdigan waxaa qeyb ka ah hay’adaha gargaarka iyo ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha banii’aadanimada iyo isku-duwidda gargaarka. Wafdiga ayaa...

Political Leaders Hold Consultative Talks in Mogadishu Amid Rising Tensions
Post

Political Leaders Hold Consultative Talks in Mogadishu Amid Rising Tensions

Senior figures from Somalia’s National Dignity Union Party on Sunday evening held political consultations at the Mogadishu residence of former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, amid growing political tensions in the country. The delegation included former Prime Minister Abdi Farah Shirdon (Saacid) and former Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA) Fahad Yasin...

Somaliland Raises Security Alert After Israel Recognition
Post

Somaliland Raises Security Alert After Israel Recognition

Somaliland authorities have tightened security measures following the recognition of Israel and the recent visit to Hargeisa by Israel’s Foreign Minister. Security agencies have introduced revised procedures for vehicle and personal screening, registration processes, and access control. Several locations have been designated as restricted areas for both vehicles and pedestrians. Public transport and government vehicles...

Siciid Deni oo Eedeeyn kulul u jeediyay dowladda federaalka
Post

Siciid Deni oo Eedeeyn kulul u jeediyay dowladda federaalka

Garoowe (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda Dowadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay sabab u yihiin aqoonsiga Israa’!!l siisay maamulka Somaliland. Madaxweyne Deni oo xalay hadal ka jeediyay kulan uu la qaatay dhalinyaro oo ka dhacay Garowe ayaa sheegay in dowladda federaalka ay dalka kala jareeyso, taasina ay tahay...