Bosaso, the capital of Somalia’s Bari region, has seen increased air traffic in recent days amid reports that the United Arab Emirates is withdrawing military equipment and personnel from the city. According to a report published by Middle East Eye, at least six cargo aircraft of the IL-76 type have been making daily return flights...
Day: January 13, 2026
Dabley hubeysan oo muwaadin Soomaaliyeed ku dilay dalka Koonfur Afrika
Koonfur Afrika ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga heleya kooxo hubeysan oo muwaadin Soomaaliyeed xalay ku dilay dukaankiisa ganacsi eek u yaalay deegaanka Greenbushes oo hoostaga magalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika. Alle hau naxariiste muwaadinka Soomaaliyeed ee goobtiisa ganacsiga lagu dhex dilay, ayaa lagu magacaabi Cabdiqani Hilowle Cabdikariin. Wararka ayaa waxa...
Maxay tahay sabatya uu agaasimaha Sirdoonka Itoobiya u tegay Muqdisho ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Itoobiya Ridwaan ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Ridwan Xuseen, ayaa kulan albaabada u xirnaa la yeeshay madaxweyne Xassan Sheekh, waxaana lagu soo warramayaa inuu gaarsiiyay farrin uu ka siday raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed. Lama oga faahfaahinta farrinta, balse waxaa loo badinayaa inay ka...
Ethiopia’s Intelligence Chief Arrives in Mogadishu for High-Level Security Talks
Ridwaan Hussein, Director General of Ethiopia’s National Intelligence and Security Service, is expected to arrive in Mogadishu on Tuesday for high-level consultations with senior officials of the Federal Government of Somalia (FGS), Somali sources confirmed. Officials familiar with the visit said the talks will focus primarily on enhancing bilateral cooperation in the areas of security...
Pakistan iyo Iiraan oo kawada hadlay xaaladda Soomaaliya
Dehran ( Raxanreeb Online) Waxaa sii kordhaya cadaadis ay muujinayaan dowladaha xiriirka dhow la leh dowladda Soomaaliya, kaasi oo ku aadan sidii ay uga hortagi lahayeen in Israa’iil ay sameeyn ku yeelato geeska Afrika. Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Maxamed Ishaq Dar iyo dhiggiisa Iiraan, Abbas Araghchi ayaa wadahadal ay maanta telefoonka ku yeesheen , waxay...
Puntland and Jubbaland Reject Somalia Federal Order on UAE Agreements
Puntland and Jubbaland have formally rejected a decision by the Council of Ministers of the Federal Government of Somalia to annul agreements previously concluded with the United Arab Emirates and to order the Emirati authorities to withdraw from the ports of Berbera, Bosaso, and Kismayo. In separate statements, the administrations of Puntland and Jubbaland said...
Jubbaland iyo Puntland oo ka horyimid go’aankii dowladda ee dalka looga saaray Imaaraatka
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Maamulada Puntland iyo Jubbaland, ayaa kazoo horjeestay go’aankii golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ee lagu baabi’iyay heshiisyadii horay loola dowladda Imaaraatka Carabta laguna amray in ay isaga baxaan dekadaha Boosaaso, Berbera iyo Kismaayo. Jubbaland iyo Puntland, ayaa sheegay in aysan dhaqan galeynin go’aanka dowladda federaalka kazoo baxay ee ka dhanka ah...
Somali passengers stranded in Sharjah Airport as the UAE-Somalia diplomatic standoff comes into play.
Emerging reports from Hyderabad, India, suggest that passengers heading to Somalia on Monday night have been left stranded at the airport after being informed that their flight to Somalia was cancelled. This comes as the federal government of Somalia is embroiled in a diplomatic standoff with the United Arab Emirates following the approval by the...






