Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, and Hamza Abdi Barre arrived in Las Anod, the capital of the Sool region, on Thursday, marking a highly symbolic and historic visit to the city. The President and Prime Minister landed at Las Anod Airport minutes apart, where they were formally received by senior...
Day: January 16, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray Laascaanood
Laascaanood (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood waxaa ku sugnaa Mas’uuliyiin heer federaal, Heer Dowlad-Goboleed, Isimada Dhaqanka, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo madax dalka xilal kala duwan kasoo qabatay iyo hoggaanka Ciidamada Booliiska...
Las Anod security tightened ahead of arrival of Somali federal leaders
A temporary security lockdown has been imposed in Las Anod, with authorities suspending all vehicular movement in the city for the next 48 hours, amid heightened security preparations for a high-level federal government visit. The decision was announced by the Minister of Information of the North Eastern Administration, Ahmed Dirie, who said the measures are...


