Day: January 18, 2026

Home » Archives for January 18, 2026
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dagaal culus oo maanta ciidanka dowladda iyo maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhex maray deegaanka Jabad Godane oo ay fariisin ku la hayeen ciidanka xoogga dalka. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa looga warbixiyay khasaaraha dagaalka iyo guulaha ay ka gareen...

Muxuu kala hadlay RW Xamsa Odayaasha dhaqanka ee deegaanada Puntland, Jubbaland iyo Waqooyi Bari
Post

Muxuu kala hadlay RW Xamsa Odayaasha dhaqanka ee deegaanada Puntland, Jubbaland iyo Waqooyi Bari

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid ahaa wufuudda kala duwan ee booqasho ku yimid caasimadda Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, si ay uga qeybgalaan munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee maamulkaasi. Odayaashan ayaa ka kala deegaanada Puntland,...

Somali forces repel Al-Shabaab assault outside Warsheekh
Post

Somali forces repel Al-Shabaab assault outside Warsheekh

Armed militants from Al-Shabaab launched a coordinated attack early on Sunday against military positions operated by the Federal Government of Somalia on the outskirts of Warsheekh District, in the Middle Shabelle region. According to preliminary reports, the assault began with multiple explosions, followed by a direct ground offensive targeting the military bases. Heavy fighting is...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu ku dhawaaqo gogol wadatashi oo…
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu ku dhawaaqo gogol wadatashi oo…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo ka dhow Villa Somalia, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa in uu ku dhawaaqo Gogol wadatashi oo u dhaxeeya Mucaaradka iyo Dowladda federaalka. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in madaxweynaha uu shaacin doonaa goobta Gogosha lagu qaban doono, cida ka...

Maraykanka oo sheegay inay duqayn ku dileen xubin sare oo…
Post

Maraykanka oo sheegay inay duqayn ku dileen xubin sare oo…

Washington ( Raxanreeb Online) Ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay weerar lagu dilay hoggaamiye ka tirsan al-Qaacidda oo ‘xiriir toos ah’ la lahaa xubin ka tirsan kooxda Daacish (IS) oo mas’uul ka ahaa weerar gaadmo ah oo lagu dilay saddex Mareykan ah gudaha Suuriya, sida ay sheegeen mas’uuliyiin. Taliska Dhexe ee Mareykanka, ayaa bayaan ku sheegay in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kawada magaalada Laascaanood
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kawada magaalada Laascaanood

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay, qaar ka mid ah Odayaasha, Isimmada iyo Cuqaasha dhaqanka Dowlad-goboleedka Puntland oo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, kuwaasi oo ka qayb galay, Munaasabadda caleemo-saarka Madaxda Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa hoggaanka dhaqanka ku adkeeyey in ay qaataan doorkooda...

DEG DEG: Dagaal xooggan oo ka socdo gobolka Shabeellaha Dhexe
Post

DEG DEG: Dagaal xooggan oo ka socdo gobolka Shabeellaha Dhexe

Warsheekh ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo maleeshiyaadka Al-shabaab uu ka socdo deegaan hoostaga degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in dagaalka inuu yahay mid culus, isla markaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub nuucyadiisa...