The Office of the Prime Minister of Somalia has issued a formal invitation to the Somalia Future Council, a political coalition that includes the Puntland and Jubaland administrations, as well as the Salvation Council, inviting them to participate in a national political dialogue. According to information obtained by Dawan, the Federal Government of Somalia is...
Day: January 19, 2026
Somalia and Sudan Hold Talks on Red Sea and Bab al-Mandab Security
Somalia and Sudan have held diplomatic talks in Mogadishu focusing on regional security, with particular emphasis on the Red Sea, the Bab al-Mandab Strait, and the Indian Ocean. The meeting brought together Somalia’s Minister of Foreign Affairs, Abdisalam Abdi Ali Dhaay, and Sudan’s Ambassador to Somalia, Abdirahman Khalil Ahmed Abubakar. Discussions centered on enhancing cooperation...
Kenyan lawmakers urge Somalia to deploy Somali National Army in Awdal region
Former deputy speaker of the republic of Kenya and member of parliament of Dadaab constituency Farah Maalim has urged the president of the republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, to officially recognize the Awdal region as a federal state and deploy the Somali National Army in the region. The prominent Kenyan lawmaker’s remarks is set...
Somalia bolsters the economic environment as the Finance minister host ICF regional director
The federal republic of Somalia on Monday hosted the International Finance Corporation (IFC) regional director for Eastern Africa, Mary Porter Pescheka, in a high-level consultative meeting that seeks to transform Somalia from a reform-oriented phase to a robust private sector-led investment. The Federal Republic of Somalia’s Minister of Finance Bihi Iman Egeh said the meeting...
Maamulka gobolka Banaadir oo amar culus ku soo rogay wadayaasha gaadiidka BL-ka
Muqdishob (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay dhigeen qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka BL-ka, kuwaas oo cabasho ka muujiyay hannaan cusub oo diiwaangelin ah oo lagu billaabay gaadiidka ka howlgala magaalada Muqdisho, kaas oo ujeeddadiisu tahay xoojinta amniga guud. Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa...
Maxaa ka jira in hay’adda Duulista rayidka Somalia ay celin weysay diyaarad uu saarnaa in madaxweyne Cirro ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo Hay’adda Duulista Rayidka ayaa wajaheysa fadeexad kadib markii diyaarad uu saarnaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro martay hawada Soomaaliya, iyadoona ku sii jeeday Garoonka Ben Gurion ee Magaalada Tel Aviv. Diyaaradda Hawker 800XP, diiwaan numberkeeduna yahay T7-NKS oo ka diiwaan gashan San Marino ayaa ka soo duushay Itoobiya,...
Iran oo maalintii 11-aad internet la’aan ah
Dehran ( Raxanreeb Online) 92 Milyan oo shacab ah ayaa wajahayaa saameynta adeegga internet-ka oo ka go’an, taas oo horseeday in aanay isticmaali Karin talefoonadooda, xittaa farriimaha. Dowladda Iiraan ayaa adeegyada jartay 8-dii Bishan, taas oo inta badan uga gol leedahay caburinta dadka mudaaharaadaya iyo in laga hor tago hay’adaha kormeerka sameynaya. Dowladda ma sheegin...
Booliska gobolka Banaadir oo amar culus ku soo rogay askarta hubeysan oo raacda Mooto Fekon
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliska booliska ee qeybta gobolka Banaadir, ayaa amar ka soo saaray askarta hubeysan oo raaca Mootada loo yaqaan Fekon, waxaana lagu waregeliyay in aan la ogaleen oo ay mamnuuc tahay. Amarkan ayaa yimid kaddib markii shalay baraha bulshad auu qabsaday askari katirsan ciidanka dowladda oo dhac u geysanaya dad rayid ah,...





