Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 31-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 144-Xildhibaan, waxa ay Xildhibaanadda Golaha Shacabka ugu horreyn akhrinta sedaxaad marsiiyeen...
Day: January 24, 2026
Somalia Opposition Accepts Talks as Criticism Mounts
Somali Future Council Accepts Federal Dialogue Initiative Amid Political DeadlockThe Somali Future Council has agreed to participate in a national dialogue proposed by the Federal Government of Somalia, citing the country’s fragile political situation and the need to avert a looming constitutional crisis. The decision follows a series of internal consultations by the Council after...
Golaha mustaqbalka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay shirka ay qabaneyso dowladda Federaalka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay aqbaleen gogoshii wada-hadalka ee ay fidisay dowladda federaalka Soomaaliya. Dowladda ayaa dhowaan ku baaqday shir wadatashi qaran oo loo dhan yahay, kaas oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. “Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu u arkaa in Dalka Soomaaliyeed uu marayo marxalad xasaasi ah...
Duqa Muqdisho oo amray in la burburiyo dhammaan guryaha iyo dhismayaasha waddada soo galay
Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah dhagax-dhigay dhismaha Wadada Cabdiqaasim ee Degmada Hodan, taas oo waddo muhiim u ah bulshada. Waxa uu tilmaamay in caqabaddii ugu weynayd ee dib u dhigtay dhismaha waddada Cabdiqaasim ay ahayd guryo iyo dhismayaal waddada soo galay, kuwaas...
Prominent Somali scholar urges Somaliland authorities to reject cooperation with Israel
A senior Somali Islamic scholar has issued a strong warning against recent moves by the administration of Somalia’s North-Western regions to engage with Israel, describing such steps as politically dangerous and morally indefensible in light of events in Palestine. Speaking during a public sermon, Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun criticised what he described as Israel’s...
Maxaa ka jira in la ceyriyay ilaaladii saarnayd maraakiibta jariifka ee ku sugnaa xeebaha Puntland ?
Sida ay ilo wareedyo inoo shegeen ilaaladii Soomaalida ahayd ee saarnayd maraakiibta jariifka ah ee ku sugan xeebaha Puntland, ayaa dhammaan shaqadii laga cayriyay, waxayna lagu baddelay kuwo ajaaniib ah. Ku dhawaad boqol ka mid ah ilaalada la eryay oo qaadan jiray lacag u dhexeysa $500 ilaa $700 ayaa maalmihii la soo dhaafay soo gaaray...
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dhul go’ ka dhacay Indonesia
Jakaarta ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhintay, iyada oo la la’yahay in ka badan 80 qof kaddib markii dhul go’ uu ka dhacay gobolka Galbeedka Java ee Indonesia, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu. kadib maalmo roobab xooggan ah ay da’ayeen. In ka badan soddon guri ayaa burburay, kadib markii “walxaha dhul go’a...
Siciid Deni oo wakiilada Beesha Caalamka kulan kula qaatay magaalada Nairobi
Nairobi ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sacaadihii lasoo dhaafay magaalada Nairobi, kula kulmay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe ,UK, Denmark, Norway , Canada , Germany, Sweden iyo diblomaasiyiin sarre oo ka tirsan safaaradaha USA, Switzerland, Finland, France , Netherlands iyo World...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kidis ah loogu arkay Muqdisho, kaddib markii Itoobiya….
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay, qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada uu la kulmay kala qayb qaatay ciyaaraha kala duwan ee ay ku madadaalaan, isaga oo...
SOMALIA:President Joins Residents in Mogadishu to Celebrate Improved City Security
MOGADISHU, Somalia — The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spent yesterday evening engaging with residents at a popular public social hub in the capital. During his visit, President Mohamud joined citizens in various recreational games and activities. He praised the public for their vital contribution to maintaining peace and encouraged...








