Day: January 24, 2026

Dibadbax ka dhan ah ciidanka ICE oo ka dhacay Mareykanka
Post

Dibadbax ka dhan ah ciidanka ICE oo ka dhacay Mareykanka

Minnesota ( Raxanreeb Online) Boqollaal ganacsiyo ah oo ku yaalla Minnesota ayaa Jimcadii albaabada loo laabay, taasi oo qayb ka ah mudaaharaad dhaqaale oo ka dhan ah ciidamada laanta socdaalka ICE ee gobolkaasi. Qabanqaabiyeyaashu waxay ugu baaqeen dadka deegaanka in ay shaqada ama iskuulka ka maqnaadaan haddii ay suurtagal tahay, isla markaana aysan wax iibsan,...