Day: January 29, 2026

Home » Archives for January 29, 2026
Golaha wasiirrada oo xilkii ka qaaday Taliye Odowaa Yuusuf Raage
Post

Golaha wasiirrada oo xilkii ka qaaday Taliye Odowaa Yuusuf Raage

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda todobaadlaha ah, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee ku aadanaa in isbeddel lagu sameynayo hoggaanka sare ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Golaha ayaa si rasmi ah xilka uga qaaday Taliyihii Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, kaas ayaan xilkan hayay...

Somalia Rivals Resume Talks in Mogadishu
Post

Somalia Rivals Resume Talks in Mogadishu

MOGADISHU — Somalia’s Technical Committee, representing the Federal Government and the Somali Future Council, is expected to meet again today in Mogadishu as part of continued consultations ahead of a broader national political dialogue. The talks are focused on agreeing the framework and modalities of the upcoming conference between the Federal Government and the Somali...

Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo qiray walaaca mucaaradka ay ka qabaan wax-ka-badalada Dastuurka
Post

Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo qiray walaaca mucaaradka ay ka qabaan wax-ka-badalada Dastuurka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay cabsi ka qabaan habka loo marayo wax ka badalka cutubyo kamid ah dastuurka ay yihiin kuwa aan wanaansaneen, maadama sida degdeg ah loogu gudbiyay Baarlamaanka, iyada oo aan wax watashi ah oo ku filan la sameeynin. Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji oo...

Shiinaha oo in ka badan 10 xubnood oo hal qoys ahaa dil ku fuliyay
Post

Shiinaha oo in ka badan 10 xubnood oo hal qoys ahaa dil ku fuliyay

Shiinaha ayaa dil ku fuliyay 11 xubnood oo ka tirsan qoys caan ku ahaa khiyaanada, kuwaas oo maamuli jiray xarumo khiyaano oo ku yaalla Myanmar, sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda. Maxkamad gobolka Zhejiang ayaa xubnaha qoyska Ming ku xukuntay bishii Sebtember ee sanadkii hore dambiyo culus oo ay ka mid yihiin dil, xirid sharci...

Somali Army Seizes Al-Shabaab Explosives in Middle Shabelle
Post

Somali Army Seizes Al-Shabaab Explosives in Middle Shabelle

The Somali National Army has seized a cache of landmines and explosive materials belonging to Al-Shabaab in the outskirts of the Jabad Godane area in the Middle Shabelle region, following a series of sustained security operations that recently drove the group’s fighters from the area. Military sources said the operation was part of ongoing security...