Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.

Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.

Jowhar (Raxabreeb )-4kamida Wasiiradda Hirshabelle oo shaqo joojin lagu sameeyay.

Xubnaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah:-

  1. Mudane Maxamed Faarax Cali, Wasiirka Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka.
  2. Mudane Sakariye Khaalid Cabdi, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshaddaha.
  3. Marwo Raxma Maxamed Guulle, Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha.
  4. Mudane Aadan Maxamed Muuse, Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Masuuliyiinta shaqo joojinta lagu sameeyay ayuu Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka u cuksaday xil-guddasho la’aan shaqo oo la xiriirta masuuliyadda loo idmaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published.