Guddiga doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay liiska xubnaha ka haray kuraasta golaha Wakiilada KG

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddiga madax bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo sohdimaha, ayaa shaaciyay liiska saddex xubnood oo ka horay xubnaha golaha wakiiladda Koonfur Galbeed, kuwaasi oo lagu doortay doorashadii isku sidkaneed ee dhowaan lagu qabtay deegaannada maamulkaasi.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha guddiga doorashooyinka, ayaa lagu sheegay in tallaabadani ay qeyb ka tahay waajibaad dastuuri ah iyo sharciyada hagayaha guddiga doorashooyinka Qaranka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka guddiga doorashooyinka Qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.