Day: June 1, 2026

Home » Archives for June 1, 2026
Magaalada Baydhabo oo Bandow lagu soo rogay iyo sababta ?
Post

Magaalada Baydhabo oo Bandow lagu soo rogay iyo sababta ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaa lagu soo rogay bandow adag oo caawa dhaqan galayo, sida uu sheegay wasiirka amniga ee maamulka Koonfur Galbeed. Shir jaraa’id ee uu warbaahinta u qabtay wasiirka amniga ee maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xuseen Xasan (Joon) ayaa ku sheegay in amarka uu yahay mid kazoo...

Somalia Election Row Sparks International Warning
Post

Somalia Election Row Sparks International Warning

MOGADISHU, – International partners have expressed growing concern over Somalia’s current political situation and called on Somali leaders and political stakeholders to urgently resume dialogue and reach consensus on the country’s electoral framework. In a joint statement issued on Sunday, members of the international community stressed the importance of constructive engagement and compromise, urging all...

Ciidanka Daraawishta Koonfur Galbeed oo hareereeyay xarunta degmada Afgooye…
Post

Ciidanka Daraawishta Koonfur Galbeed oo hareereeyay xarunta degmada Afgooye…

Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ay hareereeyeen Saldhiga Booliiska iyo Xarunta Degmadda Afgooye, iyagoo maalintii labaad ka hor taagan in ay qaadaan Canshuurta kasoo xaroota Mootooyinka. Wasaaradda Maaliyadda Kiinfur Galbeed, oo amarka xayiraada shaqadii ka socotay Afgooye bixisay ayaa doonaysa sidii horey u...

Sacdiyo Bajaaj oo maanta markale maxkamad lasoo taagay
Post

Sacdiyo Bajaaj oo maanta markale maxkamad lasoo taagay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa markale dib ugu celisay Xafiiska Xeer Ilaalinta kiiska Sacdiyo Bajaaj, oo maanta la horgeeyay maxkamadda. Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Saalax, ayaa sheegay in xeer ilaalinta aysan la imaanin dacwad dhameystiran, isla markaana dib u soo cadeeyaan eedeymaha Sacdiyo, oo lagu eedeeyey aflagaado madaxadeed iyo kicin dadweyne. Geesta...

Beesha Caalamka oo dalab culus hordhigtay dowladda federaalka iyo mucaaradka
Post

Beesha Caalamka oo dalab culus hordhigtay dowladda federaalka iyo mucaaradka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay xaalada siyaadeed ee dalka uu marayo, iyada oo ugu baaqday dowladda federaalka iyo mucaaradka inay dib ugu laabtaan miiska wadahadalka, isla markaana ay xal-ka garaan geedi socodka sida arrimaha doorashooyinka. War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo sareen Qaramada Midoobay, Boqortooyada Ingiriiska iyo 9 dal...