Dimishiq ( Raxanreeb Online) Tan iyo markii uu Bariga Dhexe dagaal lagu hoobtay ka dhacay, isla markaana dalalka Khaliijka ay soo wajahday dhibaato dhaqaale oo sameeyn ku yeelatay dalalkaas, ayaa hadana waxaa jira dalka ka faai’iday xaalada Bariga Dhexe. Dowladda Suuriya, ayaa dhaqaalo badan ka sameysay inta uu socda dagaalkii Bariga Dhexe ee biloowday 28-kii...

