Mogadishu, Somalia – Reports emerging from Mogadishu indicate that the Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA), Mahad Mohamed Salad, held a series of private consultations on Friday night with representatives of the Somali Salvation Forum, focusing on security arrangements in the capital and preparations for a demonstration called by opposition groups for...
Month: May 2026
Ciidanka Booliska Guriceel oo gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle dil geystay
Guriceel ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiigle xalay dil ka geystay deegaan ku yaala duleedka degmada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Eedaysanaha dilka geystay ayaa lagu magacaaba Cali Cabdi Jaamac waxaana uu xalay qof shacab ah ku dilay deegaanka Madaraso...
Maxkamadda ciidamada oo lasoo taagay labo nin oo Itoobiyaan oo katirsan kooxda AS
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Labo Nin oo u dhashay dalka Itoobiya, ayaa lasoo taagay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, kuwaasi oo lala xiriirinayo in ay katirsan yihiin maleeshiyaadka Al-shabaab. Sida lagu cadeeyey dacwada ay soo gudbiyeen xeer-ilaaliyaasha militeriga labada eedeysane ayaa lagu kala magacaaba Nasir Cabdiraxmaan Abuu Safiya iyo Hamza Ibraahim Ali Abuu Irshaad....
Agaasimaha NISA oo mucaaradka kala hadlay banaanbaxa ay iclaamiyeen
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka ay sheegayaan Agaasimaha NISA Mahad Salaad uu xalay mar kale kulamo kala duwan la yeeshay xubno ka tirsan Madasha Mustaqbalka, iyadoo laga wada hadlay ilaalinta amniga caasimadda iyo bannaanbaxa ay mucaaradku iclaamiyeen 4-ta bisha Juun. Ilo kala duwan ayaa noo xaqiijiyay in kulamadan ay daba socdeen kulankii xalay dhex...
Trump oo lagu eedeeyey inuu qiyaamay diblomaasiyiinta Iran
Tehran ( Raxanreeb Online) Taliyihii hore ee Ilaalada Kacaanka Mohsen Rezaei ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump “in uu qiyaamay diblomaasiyadda markii saddexaad” isaga oo sii wada go’doominta badda ee Iran iyo in uu “dalabkiisa xad dhaafka ah” ka sameeyo wadahadallada. Kadib markii Mojtaba Khamenei uu aabihiis kala wareegay hogaamiyaha saddexaad ee jamhuuriyadda islaamiga...
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay liiska xubnaha ka haray kuraasta golaha Wakiilada KG
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddiga madax bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo sohdimaha, ayaa shaaciyay liiska saddex xubnood oo ka horay xubnaha golaha wakiiladda Koonfur Galbeed, kuwaasi oo lagu doortay doorashadii isku sidkaneed ee dhowaan lagu qabtay deegaannada maamulkaasi. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha guddiga doorashooyinka, ayaa lagu sheegay in tallaabadani ay qeyb ka tahay waajibaad...
Soomaaliya oo si kulul u cambaareeysay weerarkii lagu qaaday dalka Kuwait
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay garab istaagan tahay dowladda Kuwait, kaddib weerarrada gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu bartilmaameedsaday dhulkeeda. Bayaan kasoo baxay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in si adag u cambaareyneyso weerarrada lagu qaaday Kuwait. “Waxayna markale xaqiijineysaa taageeradeeda aan leexleexadka lahayn ee ku...
Afhayeenkii hore ee Lafta-gareen oo guul ka sheegtay dagaalkii Baydhabo iyo xaalada oo..
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal aroornimadii hore ee saakay ay ciidamo taabacsan hoggaamiyihii hore ee Koonfur Galbeed Lafta0gareen ku soo qadeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dagaalka la sheegay inuu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamayay. Taliyaha booliska gobolka Baay, Gaashaanle...
Political Tensions Turn Violent as Heavy Fighting Breaks Out in Baidoa
BAIDOA– Armed clashes broke out on the outskirts of Baidoa on Saturday after forces reportedly loyal to former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen launched an attack on positions held by Federal Government security forces and South West State security personnel, according to local authorities and multiple sources familiar with the incident. The...
Faah faahino kala duwan oo kasoo baxeysa dagaal ka dhacay Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saakay ciidanka dowladda iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dagaalka ayaa si gaar uga dhacay halka loo yaqaano afar Irdoodka, oo ah xudunta magaalada, ayna ku dhow yihiin xarumaha amniga ilaa wasaaradaha, waxaana dagaalka...








