Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed » Page 106
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shacabka faray in ay qataan Kaarka aqoonsiga NIRA
Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shacabka faray in ay qataan Kaarka aqoonsiga NIRA

Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa maanta qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka, isagoo ugu baaqay shacabka ku nool deegaannada Galmudug inay ka faa’iideystaan fursadaan oo ay iska diiwaan-geliyaan goobaha loo asteeyey, Waxa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee hay’adda NIRA ay bixiso uu...

Somalia’s Top Prosecutor Vows Tough Action on Social Media Abuses
Post

Somalia’s Top Prosecutor Vows Tough Action on Social Media Abuses

Mogadishu — The Office of the Attorney General has issued a stern warning against individuals engaging in defamation, character assassination, and the spread of harmful content on social media platforms. In an official statement, the Attorney General’s Office revealed that it is currently handling multiple cases related to insults, defamation, social division, circulation of immoral...

RW Xamsa oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Laascaanood
Post

RW Xamsa oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Laascaanood

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Awcali (Firdhiye), iyo Madaxweyne Ku-xigeenka, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Laasacanood. “doorashadani waxa ay muujisay biseyl siyaasadeed iyo dadaalka shacabka Waqooyi Bari...

Cabdulqaadir Firdhiye iyo Abwaan Cabdirashiid oo loo doortay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa maamulka waqooyi Bari Soomaaliya
Post

Cabdulqaadir Firdhiye iyo Abwaan Cabdirashiid oo loo doortay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa maamulka waqooyi Bari Soomaaliya

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, maanta waxaa ka dhacday doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Cabdulqaadir Firdhiye ayaa loo doortay madaxweynaha, kaddib markii uu wareegii labaad uu tanaasulay musharaxii la tartamayay Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Sidoo kale madaxweyne ku-xigeenka maamulka waqooyi Bari Soomaaliya ayaa cod gacan tag ah...

Firdhiye Elected President of Northeastern Somalia After Laascaanood Vote
Post

Firdhiye Elected President of Northeastern Somalia After Laascaanood Vote

Laascaanood, Somalia – Abdulkadir Ahmed Aw-Cali, widely known as Firdhiye, has been officially elected as the President of the newly established Northeastern Somalia regional state, following a closely watched election held today in Laascaanood. Firdhiye secured a decisive victory with 62 votes, defeating his rival Cabdirisaaq Khaliif Axmed, who received 18 votes. The outcome marks...

Diyaarado dagaal oo duqeyn culus ka fuliyay deegaan ku yaalla xadka gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe
Post

Diyaarado dagaal oo duqeyn culus ka fuliyay deegaan ku yaalla xadka gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaannada ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud, ayaa sheegaya in xalay duqeymo culus laga fuliyay halkaasi. Duqeymaha oo ay fuliyeen diyaarado dagaalka ayaa si gaar ah waxa ay uga dhaceen deegaanka Hareera Culusow, oo ah deegaan ay gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab. Wararka ayaa...

Guddoomiyaha magaalada Mandheera oo cadeeyey inaysan aqbali karin joogintaanka ciidanka Jubbaland
Post

Guddoomiyaha magaalada Mandheera oo cadeeyey inaysan aqbali karin joogintaanka ciidanka Jubbaland

Mandheera ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha magaalada Mandheera Maxamed Khaliif, ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan amniga, tan iyo markii ciidanka Jubbaland ay kasoo tallaabeen xuduudka Soomaaliya, markii dagaal looga saaray degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay kula dagaalameen ciidanka dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in joogitaanka ciidanka Jubbaland ee Mandheera ay halis...

Dhacdo Murugo Badan oo ka Dhacday Magaalada Dhagaxmadow
Post

Dhacdo Murugo Badan oo ka Dhacday Magaalada Dhagaxmadow

Dhagaxmadow ( Raxanreeb Online) Magaalada Dhagaxmadow ee gobolka Jarar ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa laga helay xabaal-wadareed murugo iyo argagax ku reebtay bulshada deegaanka. Wararka waxa ay tilmaamayaan in qof ka mid ah dadka deegaanka uu damcay inuu qodo musqul (Suuli) meel aan xaafaddiisa ka fogeyn. Intii lagu guda jiray qoditaanka, ayaa waxaa si...

Tight Security as North-East Administration Elects President and Deputy in Lasanod
Post

Tight Security as North-East Administration Elects President and Deputy in Lasanod

LASANOD (Raxanreeb) – The presidential and vice-presidential elections of the North-East Administration are taking place today in Lasanod, the capital of Sool region. Candidates who received official clearance have entered the contest, seeking to secure the top leadership positions of the administration. In the run-up to the vote, presidential hopefuls held meetings with members of...

In ku 69 rakaab oo ku dhintay Doon ku sii jeedday jasiiradaha Canary
Post

In ku 69 rakaab oo ku dhintay Doon ku sii jeedday jasiiradaha Canary

Canary ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 69 qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa la la’yahay ka dib markii ay doon ku degtay xeebaha dalka Mauritania, sida ay sheegeen ilaalada xeebaha dalka ku yaalla waqooyi-galbeed ee Afrika. 17 qof ayaa la soo badbaadiyay, waxaana wali socda baadigoobka. Wararka ayaa sheegaya in dadka doonida la socday...