Jakaarta ( Raxanreeb Online) Guud ahaan caasimadda Indonesia waxa ka dhacaya mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo dhimashada darawal mooto-bajaajle ah oo uu ku dhacay gaari booliis ah intii ay socdeen mudaaharaadyo dhacay Khamiistii. Darawallo, arday iyo dad kale ayaa ku soo buuxiyay agagaarka xarumaha Baarlamaanka iyo Booliska ee Jakarta, iyaga oo dhagxaan ku tuurayey...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
DEGDEG: Rabshado khasaaro sababay oo ka dhacay xabsiga magaalada Baki
Baki ( Raxareeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baki ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in xabsiga magaaladaasi ay ka dhaceen rabshado khasaaro geystay. Int la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay rabshadaha hal qdhaawacmay, waxaana arrintaasi ay timid kaddib markii gadood ay sameeyeen maxaabiista ku jirta xabsiga degmada Baki ee gobolka Awdal, Wararka ayaa waxa ay...
Somali Cabinet Endorses Defense Cooperation Agreements with Jordan, Qatar, and Pakistan
Mogadishu (Raxanreeb) – The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, in its weekly meeting on Thursday, approved a series of defense cooperation agreements designed to strengthen the country’s security sector and enhance the capacity of the national armed forces. The agreements, concluded between the Ministry of Defense of Somalia and the defense...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiisyo ay wasaaradda difaaca dalka la gashay dalalka Urdun, Pakistan iyo Qatar
Muqdisho (Raxanreeb) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiisyo is-afgarad, kuwaas oo muhiimad weyn u leh xoojinta difaaca dalka iyo dhismaha ciidamada qalabka sida ee Qaranka Soomaaliyeed. Heshiisyada is-afgarad ee uu goluhu ansixiyey ayaa kala ah, Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga dalalka,...
Wararkii ugu dambeeyay ee toogasho ka dhacday dugsi ku yaalla Minneapolis
Minneapolis (Raxanreeb) FBI-da Maraykanka oo ayaa baadhaysa toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla Minneapolis oo ay ku dhinteen 2 caruur ah, 17 kalena ay ku dhaawacmeen. Waa dhacdo lagu tilmaamay dambi nacayb ka dhan ah Catholic-ga, sida ay sheegtay FBI-du. “FBI-du waxay u baadhaysaa toogashadan oo ah fal argagixisanimo gudaha ah iyo dembi nacayb oo...
RW Xamsa “Soomaaliya waxay rabtaa in ay noqoto xarun muhiim ah oo isku xirta Afrika, Carabta iyo Aasiya”
Yinchuan (Raxanreeb) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay furitaanka Bandhigga 7aad ee Carabta iyo Shiinaha (China-Arab States Expo) ee lagu qabtay magaalada Yinchuan, ayaa soo bandhigay horumarka iyo fursadaha dalkeenna ka jira. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay qaadday waddo cusub oo horumarineed, taas...
Ciidanka Puntland oo kooxda Daacish ka qabsaday hub fara badan
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidanka difaaca Puntland ay maanta ka sameeyeen Togga Baalade’e ee Buuraladeyda Calmiskaat, gaar ahaan aaga Kalshalayaal oo saldhig weyn ay kooxda Daacish halkaasi ku laheyd. Ciidanka ayaa inta uu howlgalka socday waxa ay gacanta kudhigeen Hubkii ugu badnaa oo noocyo kale duwan leh, iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong, Ningxia
Yinchuan(Raxanreeb) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong oo ku taalla Gobolka Ismaamulka Ningxia Hui, kaas oo ah aag horumarineed oo muhiim ah, iyo mid ka mid ah xarumaha hormuudka u ah Shiinaha ee isbeddelka warshadaha iyo tamarta. Booqashada ayaa ujeedkeedu ahaa in Soomaaliya...
Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Hoose
Number 50 (Raxanreeb) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, iyo Ganeraal Sebahattin Kalkan, Taliyaha Ciidanka Turkisom, ayaa gaarey deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidamada ee ku sugan deegaanka Number 50 ee gobolka Shabellaha Hoose. Intaa ka dib, Taliyaha Ciidanka Dhulka...
Taliyaha sirdoonka dalka Suudaan oo kulan xasaasi la qaatay madaxweyne Xasan iyo Taliye Mahad Salaad
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Suudaan, Jeneral Axmed Ibraahim Cali Mufaddal, oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka. Taliyaha oo kasoo kicitamay magaalada Khartumo ee caasimada Suudaan, ayaa ku yimid diyaarad Dassault Falcon 900 oo ay leedahay Dowladda Suudaan (ST-PSA). Taliyaha ayaa kulan gaar ah la...








