Muqdisho (Raxanreeb Online) Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay goobo ay ka socoto cod-bixinta doorashada goleyaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo saaka ay bulshada ku nool caasimaddu si weyn ugu dareereen xarumaha cod-bixinta. Ra’iisul Wasaaraha, oo booqday goobo ku yaalla degmooyinka Shangaani, Boondheere iyo Xamar-Jajab, ayaa dul-istaagay habsami-u-socodka doorashada, amniga...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa dhiibtay baaqna diray
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Qamar Cali Cumar ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Seejada Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo ay ka socotay doorashada tooska ah ee Goleyaasha Deegaanka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha iyo Marwada Koowaad ayaa goobta kula kulmay boqolaal muwaadiniin ah oo codkooda dhiibanayey, iyaga oo...
Shacabka Muqdisho oo 57 kaddib saakay u dareeray doorasho Qof iyo Cod
Muqdisho (Raxanreeb Online) Saakay magaalada Muqdisho, waxey ku waabariisatay waji cusub oo ku aadan sidii hore, kaddib markii saakay shacabka Muqdisho u dareereen doorashada golayaasha deegaanka oo 57 kaddib ka dhaceyso Muqdisho. Muqdisho waa bandowa Waxaa gabi ahaan xiran waddooyinka waa weyn ee magaalada, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada, halka dekadda Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha ay...
Kenyan Police Reject Claims Officers Shot Somali Taxi Driver in Garissa
Kenya — Police in Kenya’s Garissa County have denied allegations that officers were responsible for the death of a Somali taxi driver, following local claims that he was shot during an encounter with security personnel on Sunday night. Garissa County Police Commander Amos Ambasa told local media on Monday that Ahmed Sheikh Omar, 25, died...
Somalia Deploys Security Forces Across Mogadishu Ahead of Banadir Council Vote
MOGADISHU— The Federal Government of Somalia on Wednesday began deploying security forces across key roads in Mogadishu as final preparations continue for the Banadir Regional Council elections scheduled for Thursday, December 25. The deployment includes police and other security units tasked with securing polling locations and safeguarding major routes across the capital. Officers were seen...
Weerar dad badan lagu dilay oo ka dhacay dalka Itoobiya
Itoobiya ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay saakay weerar culus ka geysteen degaanka Gambella ee dalkaasi. Kooxaha hubeysan ayaa weerarka ku qaaday xerada Qaxootiga ee Tharpam, waxaana goobta ay ku dileen tiro ka badan 10 qof oo shacab ah, iyada oo sidokale la gubay Guryaha Qaxootiga...
Muqdisho iyo diyaargarowga doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Diyaargarowgii ugu dambeeyey ee doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, ayaa saakay ka socota magaalada Muqdisho, waxaana si aad ah goobaha codbixinta laga dareemaya diyaargarowgii ugu dambeeyey ee doorashada berri oo Khaamiista dhaceysa. Ururada siyaasadeed ee ka qeyb galaya doorashada, ayaa dhankooda wada ololahooda ku aadan doorashada, iyaga oo bulshada ugu...
Ukraine oo laga qabsaday magaalo hor leh oo aad loogu dagaalamay
Ukraine ( Raxanreeb Online) Ciidamada Ukraine ayaa isaga baxay bariga magaalada Siversk ee ay xiisaddu ka taagan tahay, iyadoo Ruushku uu sii wado joogteynta duulaankiisa – walow uu si gaabis ah u socdo. Milateriga Ukraine ayaa sheegay Talaadadii inay u baxeen “si loo ilaaliyo nolosha askarteena iyo awoodda dagaalka ee cutubyada”, iyagoo intaa ku daray...
Sidee ayuu u dhintay taliyihii ciidanka Libiiya ?
Ankara ( Raxanreeb Online) Janaraal Maxamed Cali Axmed al-Xaddaad iyo afar qof oo kale ayaa saarnaa diyaarad nooceedu ahaa Falcon 50 oo ka duushay caasimadda Turkiga ee Ankara fiidnimadii xalay ee Talaadada. Qoraal uu soo dhigay barta X, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga Cali Yerlikaya ayaa uu ku sheegay in signalladii diyaaraddaas la waayay ku...
Somalia’s parliament approves $1.38bn national budget for 2026
MOGADISHU — The Federal Parliament of Somalia has approved the 2026 national budget amounting to 1.38 billion US dollars, representing a modest increase from last year’s 1.32 billion dollars. Of the lawmakers present, 174 voted in favour of the budget, four opposed it, while one abstained. According to official sources, the 2026 budget will be...









