Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Dabley hubeysan oo ganacsade Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika
Post

Dabley hubeysan oo ganacsade Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

Cape Town (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kooxo burcad arxandaran , oo xalay deegaanka Philipi ee hoostagta magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika , ku dilay Qaasim Cabdi Xasan oo ahaa ganacsade Soomaaliyeed. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in kooxaha hubeysan ay ganacsadaha ku dileen goobtiisa ganacsi. Guddoomiyaha...

Puntland Officer and Bajaj Driver Killed in Garowe Night Crash Involving President’s Relative
Post

Puntland Officer and Bajaj Driver Killed in Garowe Night Crash Involving President’s Relative

GAROWE, Somalia — A police officer and a bajaj (three-wheeler) driver were killed on Monday night following a serious traffic accident in the Puntland capital, Garowe. The incident occurred at around 11:00 p.m. near Guureeye Hotel, when a private saloon vehicle reportedly driven by an individual said to be a relative of the Puntland President...

Post

Puntland oo ka warbixisay howlgal duqeymo ah oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgalka cir iyo dhul ah ay diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen togga Baalade ee buuraleyda Calmiskaad, kaas oo lagu beegsaday xubno sarsare oo ka tirsan Daacish. “Calmiskaad, hawlgal cir iyo dhul ah, oo ay fuliyeen saaxiibada dowladda Puntland ee Maraykanka ee taageeraya hawlgalka, ayaa lagu beegsaday bartilmaameedyo...

Ciidanka NISA oo sheegay in ay dileen horjooge katirsnaa kooxda AS
Post

Ciidanka NISA oo sheegay in ay dileen horjooge katirsnaa kooxda AS

Shabellaha Hoose (Raxanreeb Online) Ciidanka hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre ee gobolka Shabeellaha Hoose, Halkaas oo lagu bartilmaameedsaday Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa diyaarinta qaraxyada iyo falalka amni darro ee Shabaab ka fulin jireen gobolkaas. Horjoogaha la beegsaday oo lagu magacaabi jiray Xasan Siidoow Xuseen, ayaa...

Post

Faah faahino kasoo baxeysa dil ka dhacay magaalada Garoowe

Garoowe (Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, kaasi oo ay ku geeriyodeen Cabdiraxmaan Yusuf Axmed oo ka mid ahaa dhallinyarada aqoonyahanka ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska Puntland iyo Nuur Ibraahim Maxamuud oo ahaa wiil bajaajle ah. Gaari nooca raaxada ah oo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u baxay safar dibada ah
Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u baxay safar dibada ah

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo madasha sanadlaha ah ee MEdays. Madasha oo sanadkan ay ka soo qeybgalayaan 120 waddan, is lamarkaana uu martigelinayo Boqorka Marooko, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uu ka jeedin doonaa khudbad uu kaga hadlayo...

Ilhaan Cumar oo si kulul uga jawaabtay beegsigii Trump ee Soomaalida Minnesota
Post

Ilhaan Cumar oo si kulul uga jawaabtay beegsigii Trump ee Soomaalida Minnesota

Minnesota (Raxanreeb Online) Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo madaxda kale ee xisbiga Dimuqraadiga-Farmer-Labor ayaa cambaareeyey beegsigii dhawaan Madaxweyne Donald Trump iyo xisbiga Jamhuuriga ay ku sameeyeen jaaliyadda Soomaalida Maraykanka ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. “Kuma eedayno sharci-darrada hal shakhsi bulsho dhan,” ayay tiri Ilhaan,...

RW ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub
Post

RW ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Luanda (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub, oo ka furmay magaalada Luanda ee dalka Angola. Shirka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Afrika iyo Yurub, iyadoo Soomaaliya halkaas ku soo bandhigtay guulaha laga gaaray dhinacyada nabadda, ammaanka, dowlad-dhiska,...

Taliyaha ciidamada Sudan oo si kulul uga hadlay soo jeedintii Mareykanka ee joojinta dagaalka
Post

Taliyaha ciidamada Sudan oo si kulul uga hadlay soo jeedintii Mareykanka ee joojinta dagaalka

Sudan ( Raxanreeb Online) Taliyaha ciidamada Sudan ayaa soo jeedintii ugu dambeysay ee ay soo bandhigeen Mareykanka iyo dhexdhexaadiyeyaasha gobolka si loo soo afjaro dagaalka sokeeye, ku tilmaamay in ay tahay tii ugu xumeyd ee abid la soo bandhigo. Muqaal laga duubay Janaraal Abdel Fattah al-Burhan, ayuu ku sheegay in qorshaha xabad joojinta ah ee...

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Jubbaland oo xukun ku riday nin ku eedeysan…
Post

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Jubbaland oo xukun ku riday nin ku eedeysan…

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga kiiska eedaysane Cabdiraxmaan Maxamuud Inshaar, kaas oo Xafiiska Xeer-ilaalinta Ciidamada ku soo eedeeyay fal dambiyeedyo ay kamid yihiin basaasnimo iyo kala gudbinta walxaha qarxa, iyadoo lagu soo qabtay Bambo gacmeed uu la damacsanaa in lagu dhibaateeyo bulshada...