Jowhar, Somalia – One person was killed and more than two others were injured on Monday following a clan clash between Garaash and Moyko villages, located south of Jowhar, the capital of Hirshabelle State. According to multiple sources who spoke to Mustaqbal Media, the conflict stemmed from a longstanding dispute over grazing land. The tension...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Former Somali President Warns of Crisis, Criticizes State Land Repossession
MOGADISHU — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has warned that the country is facing a rapidly worsening crisis, following a meeting he held on Monday night with members of both houses of the Federal Parliament. Farmaajo said the current situation mirrors the severe famine of 1992, known locally as Caga Barar, noting that many...
Shiinaha oo daah furay shabakad Internet-ka ee 10G
Shiinaha ( Raxanreeb Online) Dowlada Shiinaha ayaa daahfurtay Shabakada internet-ka ee 10G, taasi oo ah tii ugu horeysay caalamka, waxaana si wadajir u sameeyay Shirkadaha Huawei iyo China Unicom. Adeegani ayaa ah mid xawaarihiisu aad u sareeyo oo aad muuqaalada tayadoodu sareeyaan ee 4K aad ku dejin kartid (dowload) wax ka yar 20 Seconds, iyadoo...
Puntland Reports U.S. Drone Strike Killing Five ISIS Militants
Bosaso (Raxanreeb Online) – Puntland authorities have released details of an overnight air operation carried out by United States unmanned aerial vehicles in the Calmiskaad mountain range of Bari region. Officials said the drones conducted targeted strikes in the Baarakallah area of the Baalade Valley, located within the Calmiskaad mountains. According to Puntland officials, the...
Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha golaha shacabka iyo safiirka Midowga Yurub ?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Francesca Di Mauro, waxaana ugu horeyn safiirka ay Guddoomiyaha Golaha Shacabka faahfaahin ka siisay howlaha xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya, waxayna Golaha Shacabka ku bogaadisay howlaha la xiriira sameynta shuruucda saldhiga u ah...
Puntland oo shaacisay in duqeyn ay ku dishay xubno katirsan kooxda…
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa ka warbixisay howlgal xagga cirka ah oo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ay xalay ka fuliyeen buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari. Howlgalka ayaa si gaar ah diyaaradaha uga fuliyeen Aaga Baarakallah ee Togga Baalade oo buuraha Calmiskaad ee Puntland. Mas’uuliyiin katirsan maamulka Puntland, ayaa sheegay in howlgalka lagu...
Muqdisho: Shirweynaha koowaad ee bahda Cadaaladda oo galay maalintii labaad
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maalintii labaad Muqdisho ka socda Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed, kaasi oo sanadkan si gaar ah diiradda u saaraya hal-ku-dhegga “Caddaalad Loo Dhan Yahay.” Shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galaya masuuliyiinta bahda caddaaladda ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, iyadoo sidoo kalena ay shirka goobjoog ka yihiin wakiillo ka socda...
Farmaajo oo kulan xasaasi ah la yeeshay xildhibaano katirsan labada aqal
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu xog wareysi kala yeeshay marxaladda kala guurka ah ee siyaasadda dalka. Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Madaxweyne hore Farmaajo ka daganyahay Muqdisho ayaa waxaa Madaxweyne Farmaajo uu si faah-faahsan...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkaan waxaa ugu qiima badan Macallinka iyo Askariga Soomaaliyeed”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho, taas oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya. Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta macalinka Soomaaliyeed ayaa xusay taariikhda muhiimka ah ee...
RW Xamsa oo ka hadlay nidaamka garsoorka Soomaaliya ee mustaqbalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, kaasi oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad dowlad-dhis ah, isla markaana loo baahan...







