Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Warsheekh
Post

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Warsheekh

Warshiikh ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo kooxda Al-shabaab oo saakay ka dhacay duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalkan oo laba jeer laisku laabtay ayaa si gaar ah uga dhacay Ceelka Jabad Godane ee duleedka degmada Warsheekh. Wararka ayaa...

Suuriya oo ku biireysa isbahaysi uu hogaaminayo Mareykanka
Post

Suuriya oo ku biireysa isbahaysi uu hogaaminayo Mareykanka

New York ( Raxanreeb Online) Maraykanka ayaa sheegay in Suuriya ay ku biirayso isbahaysiga caalamiga ah ee looga adkaanayo kooxda Daacish, isla markaana ay dib u bilaabayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Washington. Tani ayaa waxay ku soo beegantay wadahadallo ka dhacay Aqalka Cad, oo dhex maray Donald Trump iyo madaxweynaha Suuriya, Axmed al-Sharaa....

Dad loo soo qabatay dhacdadii argagaxa laheyd ee ka dhacday Wanlaweyn
Post

Dad loo soo qabatay dhacdadii argagaxa laheyd ee ka dhacday Wanlaweyn

Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka sameyeen duleedka degmada Wanlweyn halkaasi oo dhowaan maleeshiyada hubeysan ay nin oday ah oo dhimirka ka xanuusanaya ay dileen kaddibna ay gubeyeen. Howlgalka ayaa inta uu socday waxaa gacanta lagu soo dhigay saddex eedeysane oo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay
Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wariyihii hore ee BBC-da Cabdinaasir Saxansaxo u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna Afhayeenka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xame ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Cabdinaasir Axmed Bashiir u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna...

Golaha shacabka oo meel mariyay sharciga la dagaalanka burcad badeeda iyo…
Post

Golaha shacabka oo meel mariyay sharciga la dagaalanka burcad badeeda iyo…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaanka golaha shacabka oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, ayaa ansixiyay hindise sharcyiyeedka la dagaalanka Burcad badeeda iyo ka hortaga afduubka oo dib u eegis lagu sameeyey. 140 Mudane ayaa codka siiyay mana jirin xildhibaan ka aamusay ama diiday sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka 2-aad...

Trump iyo hogaamiyaha Suuriya, Al-Sharaa oo ku kulmaya Aqalka Cad
Post

Trump iyo hogaamiyaha Suuriya, Al-Sharaa oo ku kulmaya Aqalka Cad

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyo hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Suuriya, Ahmet Shara, ayaa ku kulmi doona Aqalka Cad maanta oo ay taariikhdu tahay 10-ka November. Waxaa la shaaciyay in labada dhinac ay ku kulmi doonaan xafiiska Oval Office, kulankan ayaa ah mid albaabada u xiran yihiin oo saxafada...

Muxuu ku saabsanyahay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada ee ka furmay Jowhar
Post

Muxuu ku saabsanyahay Shirka Arrimaha Bani’aadannimada ee ka furmay Jowhar

Jowhar ( Raxanreeb Online) Magaalada Jowhar waxa goor dhaweyd ka furmay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada, kaas oo ay ka qeyb-galeen wasaaradaha arrimaha gargaarka ee dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir, hay’adaha deeq-bixiyeyaasha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah. Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa si rasmi ah u furay Shirka . Shirka waxa sidoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay safar dibada ah
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay safar dibada ah

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa u safray dalka Aljeeriya, halkaasi uu kaga qeyb gali doono shir ku saabsan dadaallada dowladda Soomaaliya ee lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, tamarta iyo iskaashiga diblomaasiyadeed. Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Aljeeriya ayaa la...

Dhacdooyin argagax leh oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Post

Dhacdooyin argagax leh oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Maleeshiyaad hubaysan ayaa maanta dab qabad siiyay tuulada Gareeri oo hoos timaada degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka ayaa la sheegay in ay ku dhinteen hooyo iyo afar carruur ah oo ay dhashay, iyadoo ay jiran sido kale dhimasho iyo dhaawac kale oo u dhaxeeya dadka ku dagaalamaya deegaankaas. Dhacdadan...

Maxey kawada hadleyn Hoggaamiye Lafta-gareen iyo Maxamed Mursal ?
Post

Maxey kawada hadleyn Hoggaamiye Lafta-gareen iyo Maxamed Mursal ?

Nariobi ( Raxanreeb Online) Shirar Wada hadalo hordhac ah oo maalmohi lasoo dhaafay ka socday Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa Keenay in ay xalay magaalada Nairobi ee dalka kenya ku kulmaan Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya Mohamed Mursal iyo Hogaamiyaha Koonfur galbeed Abdiasis Laftagareen. Kulamadan oo ay gar wadeen ka ahaayen Xildhibaan Aadan Saransoor, Wasir...