Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Madaale oo ka horyimid magacaabista Muungaab ee muharaxa xisbiga JSP ee Duqa Muqdisho
Post

Madaale oo ka horyimid magacaabista Muungaab ee muharaxa xisbiga JSP ee Duqa Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa si kulul uga horyimid magacaabista duqa Muqdisho oo shalay xisbiga wadajir iyo cadaaladda ugu magacaabay musharaxa xilka guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho doorashada golaha deegaanka. Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay Yuusuf Madaale, ayaa sheegay in ku dhawaaqista...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiiyo
Post

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiiyo

Aljeeriya ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Aljeeriya Cabdulmajiid Tabbuun ayaa goobjoog ka ahaa heshiisyo ay kala saxiixdeen Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Waxbarashadda, Xanaanada Xoolaha iyo Batroolka, waxaana heshiiska ka mid ah iskaashi ballaaran oo ay ka mid yihiin dhoofinta xoolaha, horumarinta beeraha, waxbarashada, shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah...

Khilaaf soo kala dhexgalay xisbiga JSP ee Madaxweyne Xasan Sheekh
Post

Khilaaf soo kala dhexgalay xisbiga JSP ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si cad uga horyimid in uu Muungaab noqdo musharax xisbiga Wadajirka iyo Caddaaladda (JSP) ee duqa Muqdisho. Guddoomiye hore Madaale oo shir jaraa’aid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ku dhawaaqista Muungaab ee murashaxa xisbiga ee xilka gudoomiyaha gobolka iyo...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo war soo saaray
Post

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo war soo saaray

Nariobi ( Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir muddo saddex maalmood ah uga socday magaaalada Nairobi ee dalka Kenya. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay qabanayaan shirweyne horseeda doorashooyin heshiis lagu yahay, iyagoo waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashooyinka...

Guddoonka labada aqal oo kulan la yeeshay Guddiga La-socodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka
Post

Guddoonka labada aqal oo kulan la yeeshay Guddiga La-socodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa kulan la qaatay guddoonka Guddiga La-socodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd sidii loo guda geli...

Pakistan oo sheegtay inay tallaabo ka qaadi doonto Afghanistaan kadib qaraxii ay dadka ku dhinteen
Post

Pakistan oo sheegtay inay tallaabo ka qaadi doonto Afghanistaan kadib qaraxii ay dadka ku dhinteen

Pakistan ( Raxanreeb Online) Wasiirka Difaaca Pakistan ayaa sheegay, in Pakistan aysan meesha ka saari karin inay tallaabo ka qaado Afghanistan, ka dib qaraxii Talaadadii ka dhacay banaanka maxkamad ku taal magaalada Islamabad ee caasimadda dalka Pakistan. Isagoo la hadlayay telefishan Pakistani ah, wuxuu sheegay in weerarrada noocaas ah loo arko bilowga gardarro mustaqbalka ah...

Dagaal xooggan oo hadda ka socda deegaanka Buula Xaaji
Post

Dagaal xooggan oo hadda ka socda deegaanka Buula Xaaji

Kismaayo (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaray gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in dagaal Culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu hada ka socda deegaanka Buula Xaaji ee ku yaalla gobolkaasi. Dagaalka ayaa waxa u dhaxeeyaa ciidamada Jubbaland iyo ciidamada deegaanka, iyada oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa la sheegay...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga
Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Congo ( Raxanreeb Online) Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Congo Ilyaas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha DRC, Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo, munaasabad ka dhacday Qasriga Qaranka ee Kinshasa. Danjire Ilyaas ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta diirran iyo taageerada ay dowladda iyo shacabka Congo siiyaan bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan...

Shaqada garoonka Muqdisho oo maanta hakad ku timid iyo sababta
Post

Shaqada garoonka Muqdisho oo maanta hakad ku timid iyo sababta

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta hakad galay shaqadii garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay shaqa joojin ay sameyeen shaqaalo katirsan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Sababta ay shaqaalaha u joojiyeen shaqada, ayaa waxa ay ku shegeen cabaho ay ka qabaan shirkada Favori ee maamusha garoonka Aadan Cadde. Dibad bax kooban...

Puntland iyo Somaliland oo saaray go’aan ka dhan E-visa
Post

Puntland iyo Somaliland oo saaray go’aan ka dhan E-visa

Garoowe ( Raxanreeb Online) Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in aan deegaannadooda lagu soo geli karin dal-ku-galka elektaroonigga ah (E-visa) ee ay bixiso dawladda federaalka Soomaaliya. Puntand iyo Somaliland waxay tilmaameen in dadka soo galaya deegaannadooda ay dal-ku-galka ka qaadan karaan garoomada diyaaradaha (On Arrival). Wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland Cabdullaahi Bile Nuur oo...