Baladweyne (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxan ayaa si gaar ah uga ka dhacay maqaaxi oo ku taalla xaafada Buundoweyn, laanta isbartiibo, waxaana fariisan jiray inta badan ciidamo katirsan dowladda iyo ciidanka deegaanka ee Macawiisleey. Inta la xaqiijiyay...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Mogadishu Mayor Reopens Key Roads Previously Closed for Security Reasons
The Mayor of Mogadishu and Governor of the Benadir Regional Administration, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has officially reopened three major roads that had been closed for security reasons. The reopened roads include the route from the Aadan Adde International Airport checkpoint at KM4 to the Tiitinley neighbourhood in Wadajir District, the road passing through...
Former Kenyan Prime Minister Raila Odinga Dies While Receiving Treatment in India
New Delhi – Veteran Kenyan opposition leader and former Prime Minister Raila Amolo Odinga has passed away in India, where he had been receiving treatment for a heart-related illness, according to reliable sources. Odinga, remembered as one of Kenya’s most prominent political figures, contested multiple presidential elections but was repeatedly defeated. He was once appointed...
Duqa Muqdisho oo maanta dib u furay waddooyin sababo amni u xirnaa
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta si rasmi ah dib loogu furay saddex waddo oo muhiim ah oo u xirnaa sababo amni dartood. Waddooyinkan maanta dib loo furay ayaa kala ah; Waddada ka baxda Barta Hubinta Garoonka Aadan Cadde ee KM4, ee tagta xaafadda Tiitiinley ee degmada Wadajir, Waddada ka baxda isla jagboyntigaas ee marta buundada...
Hogaamiyihii mucaardka Kenya Raila Odinga oo geeriyooday
Hindiya (Raxanreeb Online) Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, uu geeriyooday isagoo jira 80 sano. Warar maxalli ah ayaa sheegay inuu ku sugnaa xarunta Ayuverdic ah oo ku taal gobolka Kerala ee koonfurta Hindiya. Raila waxaa lagu soo warramayaa inuu u geeriyooday wadno istaag. Odinga wuxuu sanado badan...
Somalia’s Electoral Commission Sets November 30 as Date for Banadir Local Council Elections
Mogadishu – The Chairperson of the National Independent Electoral Commission, Abdikarim Ahmed Ali, has announced that local council elections in Banadir region will be held at the end of November this year. Speaking at a press conference at the Commission’s headquarters, Chairman Abdikarim urged citizens to prepare to actively participate in the landmark “one person,...
Askari kamid ahaa ilaalada madaxtooyada Kenya oo lagu dilay weerar qaanso iyo leeb
Nairobi (Raxanreeb Online) Askari Kenyan ah oo ka howlgalayay mid ka mid ah albaabada guriga rasmiga ah ee madaxweynaha Kenya, William Ruto ee caasimadda Nairobi ayaa dhintay ka dib markii lagu toogtay fallaar, sida ay saraakiishu sheegeen. Booliisku waxay sheegeen in subaxnimadii Isniinta, nin 56 jir ah, oo ku hubeysan qaanso iyo fallaar, uu u...
8 sano kaddib qaraxii Soobe oo weli dhibtaadiisi laga dareemayo Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maanta oo kale 14-kii Oktoober, sanadkii 2017-kii isgoyska soobe waxa ka dhacay qarixii ugu weynaa abid ee Soomaaliya ka dhaca kaas oo geystay qasaare nafeed iyo mid hantiyeed . Waxaa uu galaaftay nolosha in ka badan 700 oo qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 1,000 qof oo kale, Waxaana sidoo kale...
Somaliland President Departs for Ethiopia Amid Heightened Regional Diplomacy
Hargeisa – The President of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro), is today leading a delegation to Addis Ababa, the capital of Ethiopia, for a series of high-level meetings with Ethiopian government officials, according to diplomatic sources. Although the agenda of the visit has not been publicly disclosed, the trip is viewed as a sensitive diplomatic...
Puntland Prisoners Suffer Amid Severe Food Shortage
Garowe (Raxanreeb Online) — Prisoners held in police stations across Garowe, the administrative capital of Puntland, are reportedly facing dire living conditions following a severe shortage of food, reliable sources have confirmed. At least four police stations in Garowe, which together hold hundreds of inmates—most of them awaiting trial—have not received any food supplies in...







