Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta kulankoodii labaad ee kalfadhia 7-aad ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa cod u qaaday Axdiga Afrika ee xuquuqda iyo barbaarinta carruurta oo ay golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ay soo gudbiyeen. Guddoonka golaha shacabka ayaa dooda kaddib, waxa uu u qaaday codeeyn ay ku...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Opposition Forum Sends Delegation to Nairobi for Talks with Jubaland, Puntland Leaders
Nairobi (Raxanreeb Online) – Reliable sources confirm that the Opposition Rescue Forum has today dispatched three of its members to Nairobi, where the leaders of Jubaland and Puntland are currently based and politically aligned with the Forum. Talks between Puntland President Said Abdullahi Deni, Jubaland President Ahmed Madobe, and representatives from the Opposition Forum are...
Xubno kamid ah mucaaradka oo ku wajahan Nairobi si ay ula kulmay Axmed Madoobe iyo Siciid Deni
Nairobi ( Raxanreeb Online) Sida ilo wareedyo ay inoo shegeen madasha samata-bixinta mucaaradka ayaa saddex xubnood oo ka tirsan Madasha maanta u direysa magaalada Nairobi, halkaas oo ay joogaan hoggaamiyaasha Jubaland iyo Puntland oo siyaasad ahaan Madasha la saf ah. Wadahadallada dhexmaraya Saciid Cabdullaahi Deni, Axmed Madoobe iyo xubnaha ka socdo Madasha mucaaradka ayaa la...
Taliyaha ciidanka badda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa shirkadda sameeysa Maraakiibta
Roma ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS Gen Cabduwahaab Abdullahi Cumar oo ku sugan dalka Talyaaniga ayaa kulan la qaatay madaxda Shirkadda Sameeyso Maraakiibta. Gen Cabduwahaab Cabdulaahi Cumar iyo Madaxda Shirkada Sameyso Maraakiibta ayaa ka wada hadlay Sidii Ciidanka Bada loogu tababari lahaa Sameynta Maraakiibta. Madaxda Shirkada Sameysa Maraakiibta ayaa...
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay go’aanka magdhawga loogu diiday shirkadda DP World
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Dawladda Jabuuti ayaa soo dhoweysay go’aan ay maxkamad dhex-dhexaadin ah oo fadhigeedu yahay London ku diidday dalab magdhow ah oo dhan hal bilyan oo dollar oo ay soo gudbisay shirkadda DP World ee laga lee yahay dalka isutaga Imaaraatka Carabta. Jabuuti ayaa ku tilmaantay xukunkaas “guul taariikhi oo muhiim u ah”...
69 oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka Philippines
Philippines ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhintay dhulgariir cabbirkiisu yahay 6.9 oo ku dhuftay bartamaha dalka Philippines, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maareynta musiibooyinka ee dalkaasi. Magaalada Bogo iyo degmooyin kale oo uu saameeyay dhulgariirka ayaa lagaga dhawaaqay “xaalad musiibo”. Dhulgariirka ayaa Talaadadii ka dhacay xeebaha magaalada Cebu wuxuuna sababay koronto la’aan...
Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay siideynta dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaalla dalka Congo
Tanzania (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo, ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii uu xabsiyada uga soo deeyn lahaa in ka badan 50 dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada dalka Congo. Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku guuleystay in xorriyadooda ay dib u helaan in ka badan 50 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed,...
Ciidanka Booliska oo xiray dhallinyaro falal amni darro ah kawaday garoonka ciyaaraha Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku kacay Falal halis galinaya naftooda iyo tan bulshada. Dhalinyaradan ayaa la tilmaamay inay garoonka la soo galeen agab halis ah sida tooreeyada, sakiimo, iyo waxyaabo kale oo khatar ku ah ammaanka dadkii ku...
Somalia–Egypt to Deepen Defence Cooperation After Cairo Talks
Cairo — Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met in Cairo with Egypt’s Minister of Defence, Gen. Abdel Majeed Saqr, and senior Egyptian military officials to discuss strengthening bilateral military cooperation and supporting regional peace and stability. According to the Somali side, the talks focused on expanding defence collaboration between the two countries and...
Wasiirrada Difaaca Somalia iyo Masar oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Qaahira
Qaahira ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Masar, Sareeye Gaas Cabdulmajiid Saqar, iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dalkaas. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca milateriga ee labada dal iyo taageeridda dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida...







