Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xsan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka labada Aqalka, waxa uuna jeediyay khudbad uu kaga hadlay dowladda wax-qabadkeeda. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay si dhab ah u guda geli doonto ka faa’iidaysiga shidaalka dabiiciga ah ee dalka, kaas oo la xaqiijiyey inuu...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Somali Forces, Local Militia Battle Al-Shabaab in Maxaas District
Hiiraan, Somalia – Fresh details have emerged about fierce fighting between local Macawiisley militia and Al-Shabaab militants in Waab Weyne, an area under Maxaas district in Hiiraan region. The clashes broke out after Macawiisley fighters launched an attack on Al-Shabaab members who were moving through rural areas surrounding Maxaas. The confrontation, described as intense, resulted...
Somali President Opens 7th Parliament, Talks Security
Mogadishu – Somalia’s Federal Parliament today officially opened its 7th session, presided over by President Hassan Sheikh Mohamud, at a time when the country faces heightened political tensions and pressing governance challenges. The session, delayed multiple times due to disputes between the government and opposition, comes amid fears that political discord could overshadow proceedings. Opposition...
Ciidanka Macawiisleey iyo Al-shabaab oo dagaal culus ku dhex maray Hiiraan
Maxaas ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka deegaanka ee Macawiisleey iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Waab weyn oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidanka Macawiisleey, ay weerar ku qadeen xubno katirsan Al-shabaab oo isaga kala gudbayay deegaano hoostaga degmada Maxaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta furo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka labada aqalka ee Soomaaliya. Xidhibaanada golaha shacabka iyo kuwa Aqalka sare, ayaa lagu wargeliyay inay soo xadiraan furitaanka kalfadhiga 7-aad, isla markaana ay waqtiga ilaaliyaan. Sida ku xusan Qodobadka 90-aad ee Dastuurka KMG ah, madaxweynaha Jamhuuriyada...
Dowladaha Cameroon iyo Eritrea oo oo diiday in ay aqoonsadaan dowlad Falastiin ah
Cameroon ( Raxanreeb Online) 52 dal oo ku yaalla qaaradda Afrika ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dawladda Falastiin tan iyo qarnigii hore, balse labada dal ee Cameroon iyo Eritrea ayaa ah labada dal aan marnaba aqoonsan maamuul loo sameeyo dadka reer Falas’tiin. Labadan waddan ayaa ku kala duwan duruufaha ay u aqoonsan waayeen maamuul...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo doorashada Qof iyo Cod kala hadlay safiirka UK
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King, waxaana kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iyo dardargelinta xiriirka labada dal. Danjiraha oo ugu horeyn Guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhoweyntiisa ayaa xusay in mudadii uu xilka hayay uu...
Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baladweyne
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska horimaad dhaliyay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Iska horimaadka ayaa u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda, waxaana uu yimid kaddib markii labo askari oo katirsan ciidanka dowladda ee loo yaqaan Ilaalo Qaran, ay haweeney Jaad...
Ciidanka Puntland oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda Daacish
Boosaaso (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Bari, ayaa sheegaya in ciidanka Puntland ay howlgal qorsheysan ka sameyeen deegaano ku yaalla buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee maamulka Puntland. Howlgalka ayaa Ciidanka difaaca Puntland waxa ay si gaar ah uga fuliyeen deegaanka Koor-Xagarle oo hoosyimaada deegaanka Dhasaan oo ahayd halkii qarax miino loogu aasay...
Ruushka oo weerar culus ku qaaday magaalada Kyiv
Ukraine (Raxanreeb Online) Duqa magaalada Kyiv Vitali Klitschko ayaa sheegay in “weerar ballaaran” uu Ruushka ku qaaday caasimadda Ukraine, waxaana ku dhintay afar qof, halka ay ku dhaawacmeen ugu yaraan siddeed kale. Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa xalay duqeeyay dhowr gobol oo ay ku jirto Zaporizhzhia, halkaasoo ugu yaraan 16 qof oo ay ku jiraan...









