Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Qaramada Midoobay oo bisha soo socota jareysa gargaar muhiim u ahaa dadka nugul ee Soomaaliyeed
Post

Qaramada Midoobay oo bisha soo socota jareysa gargaar muhiim u ahaa dadka nugul ee Soomaaliyeed

New York ( Raxanreeb Online) Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cunnada Adduunka ayaa ku dhawaaqday inay jarayso kaalmooyinka cunnada ee boqollaal kun oo qof oo ku sugan Soomaaliya, halkaas oo malaayiin qof ay la tacaalayaan saameyn ba’an oo ka dhalatay isbedelka cimilada iyo heerar daran oo gaajo ah, sida ay ku warrantay wakaaalada warrarka ee AP....

Weerarkii Godka Jilacow oo lasoo afjaray iyo dowladda oo ka hadashay
Post

Weerarkii Godka Jilacow oo lasoo afjaray iyo dowladda oo ka hadashay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u soo afjartay weerarkii dabley hubeysan oo katirsan Al-shabaab ay shalay ku qadeen xarunta nabad sugida ee Godka Jilacow, isla markaana la dilay dhammaan xubnihii weerarka soo qaaday. Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay si degdeg ah uga...

Alshabab attacks High-Security Prison Hours After Mogadishu Road Reopenings
Post

Alshabab attacks High-Security Prison Hours After Mogadishu Road Reopenings

MOGADISHU — An explosion occurred this evening near the Godka Jilicow Prison in Boondheere district, Mogadishu, followed by intense gunfire around the area. Eyewitnesses reported that the blast was immediately followed by heavy shooting near the high-security facility managed by the National Intelligence and Security Agency (NISA). The Federal Government of Somalia has confirmed the...

Wararkii ugu dambeeyey weerar qarax ku biloowday oo lagu qaaday Godka Jilacow
Post

Wararkii ugu dambeeyey weerar qarax ku biloowday oo lagu qaaday Godka Jilacow

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah faahino hordhac ah ayaa laga helaya qarax ismiidaamin ah oo gordhaweyd lagu weerar xarunta hay’adda nabad sugida Godka Jilaco ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in gudaha xarunta nabad sugida laga maqlayo rasaas toos ah, taasi oo u dhaxeeysa raga hubeysan ee gudaha u galay xarunta...

DEGDEG: Qarax xooggan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho
Post

DEGDEG: Qarax xooggan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhaw qarax xooggan uu ka dhacay magaalada. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa lagu weeraray xarunta hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee godka Jilacow, isla markaana loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxlaha qarax. Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa inta...

DF Somalia oo furtay 52 waddo oo xirnaa kuna yaalla Muqdisho
Post

DF Somalia oo furtay 52 waddo oo xirnaa kuna yaalla Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo cusub oo ku aadan in ay dib u furtay waddooyinkii xirnaa caasimada in ka badan dhowr iyo toban sanno. In Dib loo furmo waddooyinkan oo gaaraya 52, ayaa timid kaddib markii dowladda ay adkeeysay amniga caasimada Muqdisho, kaddib howlgallo adag oo ay fuliyeen hay’adaha amniga...

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degmada Awdheegle
Post

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degmada Awdheegle

Shabellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Howlgal ay si wadajir ah u sameyeen ciidanka xoogga dalka iyo howlgalka midowga Afrika ee AUSSOM gaar ahaan kuwa Yugada, ayaa waxaa u suuragashay in qabsadaan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa loogu magac daray Duufaanta aamusan, waxaana ujeedkiisu yahay mid lagu doonayo in laisugu furo isku socodka...

Madaxweyne Xasan “magaaladaan Oobasiib masii ahaan doonto”
Post

Madaxweyne Xasan “magaaladaan Oobasiib masii ahaan doonto”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay duminta dhulka dowladda, oo maalmihii dambe ay dood badan ka taagneed. Madaxweyaha waxa uu sheegay in caasimada aysan sii ahaan doonin Oobasiib ( dhul isku raran oo aan wadooyin la heyn), waxa uuna carabka ku dhuftay in dowladda hoose ay iyada mas’uul ka...

Xamas oo sheegtay inay diyaar u tahay sii deynta maxaabiista Yahuuda, iyo qorshaha Trump
Post

Xamas oo sheegtay inay diyaar u tahay sii deynta maxaabiista Yahuuda, iyo qorshaha Trump

Falastiin ( Raxanreeb Online) Kooxda Xamas ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay sii deynta dhammaan maxaabiista Israa’iil; kuwa nool iyo meydadka kuwa dhintayba, iyagoo uga gol leh joojinta duullaanka Israa’iil ee Qasa iyo in ciidamadeeda si buuxda uga baxaan dhulkaas, sida ku xusan qorshaha is-weydaarsiga ee uu soo jeediyay Donald Trump. War-saxaafadeed lagu baahiyay...

Jubbaland, Puntland Leaders Join Opposition in Nairobi Talks on Somalia’s Transition
Post

Jubbaland, Puntland Leaders Join Opposition in Nairobi Talks on Somalia’s Transition

Nairobi (Raxanreeb Online) – Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam “Madobe” and Puntland President Said Abdullahi Deni held talks in Nairobi on Thursday with key opposition leaders, including former prime ministers Hassan Ali Kheyre and Abdi Farah Shirdon, and MP Abdirahman Abdishakur Warsame. In a joint statement, the leaders said discussions centered on Somalia’s political and...