Nairobi (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe oo ku wada sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa lagu wadaa in ay halkaasi ku yeeshaan Kulan gaar ah, sidaan ka xigannay ilo wareedyo ka tirsan madaxtooyada Puntland. Warkan ayaa sheegaya in labada hoggaamiye saacadaha soo socda Nairobi ku yeelan doonaan...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
President Hassan Sheikh Speaks on Security, Economy, and National Politics
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, participated in a program organized by the Council on Foreign Relations, where he addressed the overall situation of the country, focusing on security, politics, the economy, and dialogue with Somaliland. The President highlighted Somalia’s achievements in the fight against Al-Shabaab, particularly in areas that...
Banaanbaxii lagu waday inuu ka dhacay Muqdisho oo la baajiyay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta baaqday banaanbaxii nabadeed ee ay ku dhawaqeen xubnaha mucaaradka dowladda, oo maanta qorshaha ahaa inuu dhaco. Dadaalo ay hormuud u ahayeen Ugaasyada, Imaamyada iyo guddi xildhibaano ah, ayaa ku guuleystay in la baajiyo banaanbaxa ka dhici lahaa magaalada Muqdisho. Kulamo saacado badan qaatay oo ka dhacay hotel Jazeera ee...
Mogadishu Opposition Rally Postponed Nine Days Following Mediation
Mogadishu– The opposition protest scheduled to take place today in Mogadishu has been postponed following mediation efforts led by Imaam Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, alongside committees of parliamentarians and Hawiye clan elders. The demonstration, originally planned for Siinaay, Tarabuunka and Deyniile districts, has been delayed for nine days to allow for technical preparations. At a...
Taliye Faraduul “Khamriga waxa iibiya oo Garoowe soo galiya waa ciidan dowladeed”
Garoowe (Raxanreeb Onlinel) Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G.dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) oo faahfaahin ka bixiyay cidda khamriga soo galisa magaalada Garoowe ayaa xaqiijiyay in ciidamo ka tirsan Puntland ay ka ganacsadaan maan-dooriyahaasi. Gaashaanle dhexe Fardafuul, waxa uu beeniyay in ciidanka Booliska ku lug lee yihiin soo gelinta Khamriga ee caasimadda Garoowe,...
Madaxweyne Xasan oo howlgalka midowga Afrika ka codsaday garab istaaga dagaalka AS
New York (Raxanreeb Online ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo lagaga arrinsayey garab istaagga amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa muujiyey mudnaanta ay leedahay in Soomaaliya hesho taageero dhaqaale oo joogto ah, si loo xaqiijiyo amniga, loo dhiso awoodda Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed,...
Mucaaradka iyo xildhibaano katirsan Baarlamaanka oo kulan xasaasi ah uga soconayo Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa galabta ka soconaya shir u dhaxeeya madasha samata-bixinta mucaaradka iyo xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ah mid xasaasi ah. Waxaana shirkan uu daaran yahay sidii madasha samata-bixinta mucaaradka uu hoggaaminayo Shariif Sheekh Axmed, ay u joojin lahayeen banaanbaxa nabadeed ee ay ku dhawaqeen inuu berri ka qabsoomi...
Mucaaradka oo wada abaabul dibax at diiday dowladda Federaalka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Xaalada magaalada Muqdisho, ayaa ah maanta kacsan kaddib markii xubnaha mucaaradka ay ku dhawaqeen in ay qabanayaan banaanbax nabadeed oo dowladda ay ku dhaliilayaan, isla markaana ay kaga hoorjedaan burburinta dhulka ee ay wado dowladda Soomaaliya. Xubnaha mucaaradka ayaa banaanbaxooda ku beegay berri oo sabti ah, waxaana magaalada lagu arkaya ciidamo badan...
Somali PM Condemns Mogadishu Police Attack as Failed Coup, Government Vows Action as Opposition Plans Protests
Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has strongly condemned Thursday’s clashes at Warta Nabadda district police station in Mogadishu, describing the incident as a failed coup attempt by opposition forces. He said the attack, carried out by armed militias, was unlawful and aimed at disrupting peace and order in the capital....
Somali Police Report Prison Break After Armed Attack in Mogadishu
The Somali Police Force has announced that a number of inmates escaped from Warta Nabadda District Police Station after an armed assault earlier today. In an official statement, police confirmed that the attack enabled prisoners facing serious charges to flee custody, causing both damage to property and loss of life. The statement strongly condemned the...








