Garowe (Raxanreeb Online) – UK Ambassador to Somalia, Charles King, is expected to arrive in Puntland in the coming days at the head of a high-level delegation from the British Embassy in Mogadishu. The visit will include a stop in the coastal city of Bosaso, where Ambassador King will be formally received by Puntland’s President...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Duqeymo diyaaradeed oo laga fuliyay deegaano ka kala tirsan maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hir-shabeelle
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn diyaaradeed oo sacaadihii lasoo dhaafay laga fuliyay deegaano ku kala yaalla gobollada Shabeellaha hoose, Jubbaland iyo Hir-shabeelle. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in deegaanka Buula-fulaay ee gobolka Shabeellaha hoose, lagu beegsaday xubno katirsan Al-shabaab, iyada goobta lagu dilay...
Masar oo ciidan geysay Siinaay iyo Yahuuda oo ka carootay
Masar ( Raxanreeb Online) Wasaaradda warfaafinta ee Masar ayaa sheegtay in ciidamada Masar la geeyay gacanka Siinaay si ay ula tacaalaan wax kasta oo khatar ku ah ammaanka dalkaasi, taasoo ka dhalatay howlgalka Israa’iil ee Qasa. Wasaaradda warfaafinta ayaa bayaan ay soo saartay shalay ku sheegtay “in gardarada ay ka socoto Marinka Qasa oo dhowr...
Maxey tahay ujeedka uu safiirka Ingiriiska u fadhiya Somalia u tagayo Puntland?
Garoowe (Raxanreeb Online) Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Charles King iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku wajahan Puntland. Safiirka Ingiriiska oo ay weheliyaan mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda UK ee Muqdisho, ayaa lagu wadaa in uu booqdo magaalada Boosaaso, halkaasi oo uu ku qaabili doono madaxweynaha Puntland...
UAE to Add Somalia to Visa Ban List in 2026
DUBAI (Raxanreeb Online) – The United Arab Emirates (UAE) has updated its list of countries whose nationals will be barred from obtaining entry visas, adding Somalia effective 2026, according to an official statement. The ban will also apply to citizens of Afghanistan, Libya, Lebanon, Bangladesh, Cameroon, Sudan, and Uganda. Emirati authorities did not disclose the...
Somali President Delays Opening of Parliament’s 7th Session
MOGADISHU, Somalia – President Hassan Sheikh Mohamud has requested a delay in the opening of the 7th session of Somalia’s Federal Parliament, which had been scheduled for Saturday, according to parliamentary officials. Lawmakers from both the House of the People and the Upper House were notified that the session will now officially open on September...
MW Xasan Sheekh oo feryahanad Ramlo Cali guddoonsiiyau shahaado Sharaf
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo dalkeenna ku matasha ciyaaraha feerka caalamiga ah. Madaxweynuhu ayaa bogaadiyey doorka iyo dedaalka Ramla Cali, iyadoo ku adkaystay una dhabar adaygtay mataaladda qarankeeda, waxa uuna ku tilmaamay astaan dhiirrigelin iyo midnimo oo...
Imaaraatka Carabta oo Soomaaliya ku daray dalalka uu ka mamcuunay Fiisaha sannadka 2026
Dubai ( Raxanreeb Online) Dowladda Imaaraatka Carabta, oo cusbooneysiin ku sameeysay liiska dalalka uu ka mamnuucay in ay helaan dal ku galka waddankaasi, ayaa sannadka soo socda ee 2026, waxa uu ku daray Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dalkaasi. Liiska dalalka laga joojiyay heli taanka Fiisaha, waxa ay kala yihiin: 1-Afghanistan, 2-Libiya, 3-Somalia, 4-Lubnaan,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codsaday in dib loo dhigo furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa codsaday in dib loo dhigo furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii hore lagu waday inuu furmo maanta oo Sabti ah, sida ay horay u shaaciyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Farriin loo diray xildhibaanada golaha shacabka iyo Senatorada Aqalka sare ayaa lagu...
Maxey kawada hadleyn Siciid Deni iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ?
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la kulmay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo ay wehlinayaan saraakiisha amniga ee Geeska Afirka, kulanaasi oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo kamid ah la dagaalanka kooxda Daacish, Amniga guud iyo xaalada Siyaasadeed...






