Muqdisho (Raxanreeb ) Warar dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay weeraradii hoobiyaasha ah ee lagu qaaday suuqa bakaaraha ayaa sooo baxaya waxaana isbitaalada la dhigay tiro badan oo dad waxyeelo ay soo gaartay. Tirada dhimashada ayaa la sheegay inay haatan marayso 12, halka dhaawacuna yahay 41, sida ay muujinayso xogta dhaawaca iyo dhimashada...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
BOOSAASO : Ciidan ka gadoodsan mushaar oo xirtay waddooyinka.
Bosaaso (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta oo arbaca ah ciidan gadoodsan ay isugu soo baxaan waddooyinka magaalada Bosaaso. Ciidankan ayaa la sheegayaa in ay ka cabanayaan mushaar la’aan soo wajahday bilooyin badan oo aysan helin wax xuquuq ah. Isu socodka dadka & gadiidka ayaa maanta...
MW Xasan Sheekh oo guda galay wax ka bedelka Dastuurka KMG -WAJI KALE.
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa guda galay dhammaystirka Dastuurka dalka, iyada oo uu Guddiga Dastuurka la wadaagey in ay Baarlamanka horgeeyaan 14-ka bishan wax-ka-beddelka qodobadii ay hore isugu raaceen Madasha Qaranka. Waxa ku jira qodobada wax ka bedelka mid taabanaya in xilka Raysal wasaaraha meesha laga saaro, lana sameeyo Madaxweyne ku-xigeen iyo...
Ciidanka Dowladda oo weerar ku qaaday Guriga xildhibaan Xaadoole.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah weerar ku qaaday guriga xildhibaan Xadaale oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya. Ku dhawaad muddo saacado ah ayaa la sheegaya in halkaas rasaas ay isku waydaarsanayeen ciidanka Dowladda ee ka kala tirsanaa ciidanka xaadoole iyo kuwa Dowlada Soomaaliya. Guriga xildhibaanka...
Puntland oo hub sharci darra ah gacanta ku soo dhigtay .
Garoowe (Raxanreeb ) Ciidanka amniga maamulka Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay doon siday hub fara badan oo sharci darra ah ka dib howlgal ay fuliyeen Hay’adaha amaanka. Sida wararku ay sheegayaan doontaan hubka lagu siday ayaa ahaa nooca Kaluumaysiga oo lagu raray hubka culculus sida ay sheegeen laamaha amniga maamulka Puntland. Ciidanka ayaa lagu soo...
Ciidanka Dowladda oo howlgal ka fuliyay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidnaka Dowladda Soomaaliya ayaa sacaadihii la soo dhaafay waxay howlgalo ka fuliyeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa la sheegay inu ujeedkiisu ahaa sidii loo xaqiijin lahaa amniga caasimadda oo maalmahan ay ka dhacayeen falal amni darro. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in waddooyin badan oo caasimadda ah ay ka socdaan...
MUQDISHO : Hoobiyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha.
Muqdisho (Raxanreeb ) Tiro hoobiyaal ah ayaa la soo warinayaa in ay ku soo dheceen aagga Masjidka Abuu-Hureyra , Hormuud illaa Xareed ee Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in ay jiraan khasaaro ka dhashay Weerarkan hoobiyaasha ah ee maanta ku dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Illaa lix qof ayaa...
AAW ‘’ Masiirka ummadda wuu ka wayn yahay wax la qariyo ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee Puntland uu ka dhaco shir dib u heshiisiin ah oo gogogashiisu u dhigay Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Gogoshan waxaa dhinacyada ka qayb galaya ka mid ah madaxdii hore , iyo xubnaha maamul goboleedyada si ay iskula eegaan waxyaabaha muhiim u ah masiirka shacabka...
Suuqa Bakaaraha oo maanta xiran & banaanbax halkaas ka dhacay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa xiran dhamaan goobaha ganacsiga suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay isugu soo baxeen gacansatada. Ganacstada ayaa ka cabaysa dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku qabaan lacag xad dhaaf ah oo laga qaado taas oo ay tilmaameen in ay xamili waayeen sidaas darteeda ay u xireen...
Nin Xaaskiisa dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho oo gacanta lagu dhigay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Booliska Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen ninkii nolosha ku gubay xaaskiisa ee eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa’uud. Sidoo kale waxaa lala qabtay laba eedeysane oo kale oo gacan ku siinayay in uu cadaalada ka baxsado. Eedeysanaha ayaa ku dhuumaalysanayay dhul ballaaran oo isku xira Gobolada...









