Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah
Post

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in gacanat ay ku soo dhigeen nin ay ku eedeyeen in lacag been abuur ah oo doolar ah ganacsatada wax kaga iibsin jirin. Saraakiisha Booliska ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen in meelo badan oo magaalada Muqdisho  ganacsato wax kaga iibsan jiray lacag been abuur ah Howlgal ciidanka...

UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool
Post

UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool

Dhadhaab (Raxanreeb ) Qaxootiga Soomaalida Xeryaha dhadhaab ayaa heli doona , xaquuq in muddo ah ka maqnayd oo ay dhawrayeen ka dib heshiis ay wada gareen Dowladda Kenya iyo Hay’adda UNHCR. Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in Qaxootiga  Xeryaha ku nool la deegaamayn doono si ay uga baxaan nolosha hadda ku jiraa oo ah mid aad...

Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?
Post

Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa markale ku celiyay  muhiimada ay leedahay in maamulkiisa  uu u baahan yahay wada- hadal uu la galo dadka deegaanka gobolka  Gedo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in talaabo kasta uu u qaadi doono sidii la isugu keeni lahaa dhinacyada siyaasadad ee degaanada maamulka  Jubbaland....

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya
Post

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya

NEWYORK (Raxanreeb ) Fadhi Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay isku raaceen in ciidanka ATMIS si  tartiib tariib ah ugu baxaan Soomaaliya. Waxa uu Golaha amnaanka sidoo kale isku raacay in  ciidanka ATMIS ay sii joogayaan Soomaaliya muddo lix bilood ah ka dibna ay qaadaan talabadii ay ugu bixi...

WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud
Post

WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka maanta oo Arbaca ah RBC uu ka helayo degmada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu ku dhaxmaray laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkan ayaa ka dhacay duleedka degmada Dhuusmareeb gaar ahaan halka loo yaqaano , Ilix oo hoostaga degaanka Ceeldheere. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqalayay jugta...

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah
Post

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddooyin badan oo xaafadaha magaalada Muqdisho ah waxa ay ku daadisay askar badan . Ujeedka askartan ayaa lagu sheegay in ay tahay si ay u sugaan amniga inta lagu jiro damaashaadka maalmaha ciida oo dad badan  isugu soo baxa meelo badan oo magaalada ah. Goobaha dalxiiska ayaa ugu...

MAALINTA 1aad ee Ciidul Adxaa oo loogu dabaal degay Muqdisho & gobolada
Post

MAALINTA 1aad ee Ciidul Adxaa oo loogu dabaal degay Muqdisho & gobolada

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Arbaco waxa magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo dalka ah  loogu dabaal degayaa maalinta kowaad ee ee munaasabada Ciidul adxaa. Dad badan oo ku faraxsan maalintan ayaa isugu soo baxay waddooyinka waawayn ee magaalada Muqdisho. Dadka qaar ee awooda u leh ayaa ku mashquulsanaa qalida xoolaha Udxiyada si ay ugu...