Muqdisho (Raxanreeb ) Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay la wareegto amniga dalka ka dib ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya kuwaas oo qayb ka mid ah la shaaciyay in ay ka baxayaan dalka. Midowga Afrika ayaa sheegay , in dhawr saldhiga , oo Soomaaliya ay ku wareejinayaan ciidanka xoogga dalka , taas oo qayb...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni
Kampala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan warar sheegaya inuu dhintay , taas oo isla qabsatay dalka Uganda. Madaxwaynaha Museveni ayaa meesha ka saaray jiritaanka wararka xanta ah eek a jira dalkiisa ee ah inuu dhintay ka dib markii uu ku dhacay xanuunka COVID-19. Waxa uu sheegay Madaxwaynaha ...
Xasan Sheekh oo ku adkaysana doorasho qof & cod
Adis Ababa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo dadka ay doortaan hoggaamiyaha ay iyaga ay doonayaan. Hadalkan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ka sheegay shirka meertada 14aad ee ururka goboleedka IGAD oo ay ku sugan yihiin madaxda...
Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan
Baraawe (Raxanreeb ) Wararka caawa laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal galabta bilowday uu soo gaaray caawa. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu gaystay khasaare soo kala gaaray labada dhinac ee ku dagaalamaya magaalada Baraawe. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidan ka tirsan militeriga Soomaaliya oo fariisin ku leh...
Xogaha layaabka leh ee ku soo kordhay – weerarkii Buulamareer
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka ku dhaawacmay weeraradii ka dhacay magaalada Buulamareer ee Shabeellaha – hoose laguna dawanayo isbitaal ku – yaalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa bixiyay xogo dheeraad ah oo ku saabsan sida uu weerarka u dhacay. Askartan ayaa sheegay in weerarkaas khasaare badan oo lixaad leh uu ka soo gaaray askarta Uganda...
KOOBAN : Waddo mashquul badan oo Muqdisho ah ayaa qarax uu ka dhacay
Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa qarax lagula eegtay isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho. Xiligauu qaraxa dhacayay ayaa waxaa wadada u xirnayd Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo booqasho ku joogay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Weli ma cadda khasaaraha ka dhashay Qaraxan, waxaana goobta xiray ciidamada amaanka oo halkaas ka...
Sarkaal ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa lagu sheegay in ay aad ugu xun yihiin weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu xusay in weerarkaas oo masuuliyadiisa ay sheegteen Al- Shabaab uu ka mid ahaa dadkii ku dhintay xubin sare oo...
Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose
Marka (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxan ayaa wararka hadda la helayo waxa ay sheegayaan in lala eegtay oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda ee ka howlgasha magaalada Marka. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Xasan Cusmaan Cali...
XOGTA ”DAHSOON ” ee laga qariyay shacabka ee qaraxyadii Xeebta Liido
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho laba maalin ka hor waxaa ka dhacay weerar dad badan ay ku dhinteen kaas oo ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Mudisho. Qaraxyadan oo masuuliyadiisa ay sheegteen kooxda Al- Shabaab oo dagaal kala soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ilaa iyo hadda ka hadlin madaxda saree e Dowladda Soomaaliya oo...
Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan
Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in dhaqaaq ciidan ay ka wadaan deegaano ka mid ah gobolkaas. Ujeedka dhaq dhaqan ayaa lagu sheegay in ay tahay in loo sugi lahaa amniga deegaanada Jubbooyinka halkaas oo ay ku xooggan yihiin kooxda Al- Shabaab. Ciidamada ayaa si wadajir ah roondo...









