Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

DFS oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah  Itoobiya.
Post

DFS oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb ) -Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa soo saaray tallaabooyinka diblomaasiyadeed ee la qaaday, kaddib qaraarkii ka soo baxay shirka golaha wasiirrada oo lagu joojiyay howlgalka diblomaasiyadda ee Itoobiya. 1- Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Muqtaar Maxamed Waare ayaa lagu wargeliyay in 72-saac gudahood uu uga ambabaxo Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda...

Samafalayaal Turky – ah oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho.
Post

Samafalayaal Turky – ah oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )-Qarax ayaa  ka dhacay degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho  waxaana qaraxa  lagula eegtay shaqaale  Turki ah. Sida wararka la helayo ay sheegayaan in laba  ka mid ah  samafalayaasha ay ku dhinteen oo  u dhasha dalka Turky iyo laba kale oo askari ah . Tirada dhimashada ayaa ka dhigan ilaa afar qof oo...

Soomaaliya oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u fadhiyay Muqdisho.
Post

Soomaaliya oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u fadhiyay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku cayriyeen safiirka Itoobiya u joogay Soomaaliya. Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiisa  ku dhawaaqday in laga bilaabo maanta la xiray Qunsuliyadihii Itoobiya ku lahayd magaalooyinka Garoowe & Hargeysa ee maamulada Puntland iyo Somaliland. Go’aankan ayaa la sheegay...

DEG -DEG :  Mahad Salaad oo lagu bedelay Sambaloolshe.
Post

DEG -DEG :  Mahad Salaad oo lagu bedelay Sambaloolshe.

Muqdisho (Raxanreeb )-War kooban oo ka soo baxay Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in  Golaha Wasiirada Soomaaliya Mahad Salaad ay ka ogolaadeen soo jeedin ah inuu baneeyo xilka Taliyaha Hay’adda NISA. Qoraalka ayaa lagu sheegay in intii xilka hayay Mahad Salaad  wax badan  laga qabtay arrimo dhawr ah oo ku saabsan amniga guud ahaan magaalada...

Markab ay haysteen burcadbadeed Soomaali ah oo gacanta lagu dhigay.
Post

Markab ay haysteen burcadbadeed Soomaali ah oo gacanta lagu dhigay.

Mumbai (Raxanreeb )- Markab siday 9 burcad badeed Soomaali ah oo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Mumbai ee dalka India. India ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay xukunno ku riddo burcad badeedda ay gacanta ku hayso. Dalka  India waxaa lagu hayaa burcadbadeed badan oo Soomaaliyeed kuwas oo laga qabtay xeebaha...

Golaha  wasiirada oo isha lagu hayo & Sambalooshe oo NISA hoggaamin doona.
Post

Golaha  wasiirada oo isha lagu hayo & Sambalooshe oo NISA hoggaamin doona.

Muqdisho (Raxanreeb )-   Golaha  Wasiirada  Soomaaliya ayaa  maanta oo Khamiis ah isha lagu hayaa kuwaas oo leh sida la sheegayo kulan ka duwan kuwii  hore. Kulanka maanta ayaa la sheegay inuu yahay mid ay ku doonayaan inay xilka kaga qaadaan  Taliyaha Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Mahad Salaad. Dhanka kale, Taliyihii hore ee hay’adda...

Toogasho ka dhacdey Iskuul ku yaala dalka Finland + khasaaraha jira.
Post

Toogasho ka dhacdey Iskuul ku yaala dalka Finland + khasaaraha jira.

Vantaa (Raxanreeb )- Hal cunug ayaa geeriyooday labo cunug oo kalana dhaawac daran ayaa soo gaaray kaddib markii uu cunug kale rasaas ku furan dugsiga hoose-dhexe ee Viertola, qaybtiisa Jokiranta, magaalada Vantaa. Booliska ayaa qabtay cunugga rasaasta ku furay ardayda kale waxaana goobta ka taagan xaalad cakiran iyo argagax. Booliska ayaa sheegay qofka toogashada geystey...

GAZA :  Shaqaalle Gargaar oo  ciidanka Israa’iil ay beegsadeen.
Post

GAZA :  Shaqaalle Gargaar oo  ciidanka Israa’iil ay beegsadeen.

GAZA (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa soo baxay duqeymo ciidanka Israa’iil ay ka gaysteen goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah  marinka Gaza halkaas oo dhawr jeer ay duqeeyeen ciidanka. Duqeymahaas waxa ku dhintay sidoo kale sida wararka ay sheegayaan shaqaalle gargaar ah oo ku sugnaa marinka Gaza. Kooxda gargaarka ee fadhigeedu yahay Mareykanka...

Post

Root Out The Decay: Bribery and Corruption in Somali Parliament

In a stark reflection of the pervasive influence of corruption on Somali politics, Saturday’s parliamentary vote in Mogadishu to amend the Constitution stands out as a disturbing milestone. Our sources reveal that this event, characterized by its brazen exchange of bribes for votes, now ranks as one of the most costly in Somali parliamentary history since the...

Ra’iisulwasaraha awoodiisa la dhimay oo u hanjabay dadka diidan Dastuurka.
Post

Ra’iisulwasaraha awoodiisa la dhimay oo u hanjabay dadka diidan Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in ay jiraan siyaasiin badan oo Somaaliyeed kuwaas oo diidan wax ka bedelka Dastuurka. Xamse waxa uu sheegay in aan la aqbali doonin in la  hor istaago go’aanada ay gaaraan Hay’adaha Dastuuriga ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya....