Ciiddan ka tirsan Hay’adda Socdaalka ee dalka Zambia ayaa waxay bishan December 14-kii u dhaceen Guri lagu hayey Tahriibayaal ka soo kala jeeda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Wararkii ugu dambeeyey ee wadahadallada Iiraan iyo Sacuudi Carabiya
Wadahadalladii ay dhex-dhexaadineysay Ciraaq ee u dhaxeeyey Iiraan iyo Sacuudi Carabiya ayaa hakaday, sababo la xiriiira eedeymaha Tehran ee ah in Boqortooyada ay kaalin ku leedahay kicinta dibad-baxyada ka socda dlkaas, waxaa sidaas sheegay mas’uuliyiin Ciraaqi ah.
Deg Deg: Mahad Salaad oo ka degay Doolow
Agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo.
Madaxweynaha Uganda oo qaaday dhammaan xayiraadihii la xiriiray cudurka Ebola
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Sabtidii qaaday dhammaan xannibaadaha la xiriira xanuunka Ebola, isagoo sheegay in dalka ku yaalla Bariga Afrika uu horumar ka sameeyay xakameynta cudurka dilaaga ah.
France & Argentina oo caawa wada ciyaari doona
Caawa 6:00 PM ee Geeska Afrika waxaa lagu wadaa in Dalka Qatar lagu soo gabagabeeyo fiinaalka Koobka Adduunka, oo ay isugu yimaadeen Xulka qaranka France iyo Argentina.
Masu’ul sare oo lagu toogtay Afgooye
Masu’ul sare oo lagu toogtay Afgooye
Cabdirashiid Janan & masu’uuliyiin kale oo abaabul xoggan kawada Gedo
Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Maxay tahay shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa war-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo wada saareen ku shaaciyay xilliga la qabanayo shirka dib u heshiisiinta maamulkaasi.
Sawirro: diyaarad Khaat oo ku dhacday Cabudwaaq
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta diyaarad sidday Qaad ay ku burburtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi.
Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $70 milyan oo dollar
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in uu ansixiyay lacag dhan 70 milyan oo doolarka Mareykanka ah si loogu horumariyo adeegyada Biyaha iyo Beeraha kaas oo laga hirgalin doona deegaanka engegan kuwaas oo ay ku noolyihiin bulshooyinka reer miyiga ah.

