Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa walaac ka muujiyay muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo muddo xileedkiisu ay ka harsantahay maalmo kooban.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Cabdirashiid Janan oo gaaray Gedo
Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegay in uu halkaasi u tagay in uu fuliyo baaqii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in lala dagaallamo Al-Shabaab, lana abaabulo shacabka.
Iran oo xukuno ku ridday illaa 400 oo qof oo dabad-baxayaal ahaa
Maxkamad ku taalla magaalada Tehran ee dalka Iran ayaa 400 oo qof ku xukuntay xabsi gaadhaya illaa 10 sannadood, ka dib markii lagu eedeeyey inay ku lug yeesheen mudaharaadadii ka dhashay, dhimashada Mahsa Amini.
Duqa magaalada Istanbul oo xabsiga la dhigay
Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa Arbacadii xabsi ku xukuntay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu, waxayna xayiraad siyaasadeed kusoo rogtay siyaasiga mucaaradka ah oo loo arko inuu yahay nin la tartami kara madaxweyne Tayyip Erdogan doorashada sanadka soo socda.
Waraabe Hargeysa ku dhaawacay carruur
Faahfaahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya weerar uu xalay Waraabe ka geystay gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, kaas oo waxyeelo gaarsiiyay ilmo yar, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.
Fadeexada Midowga Yurub hareysay ee Qatar
Xildhibaannada reer Greece ee baarlamanka Midowga Yurub, Eva Kaili, ee ay kusoo baxday fadeexadda la xiriirta Qatar, “kama war hayn jiritaanka” lacagta kaashka ah ee laga helay gurigeeda, waxaa sidaas AFP u sheegay qareenkeeda.
Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay nin u dhashay Canada oo ku biirayay Al-Shabaab
Booliiska kahortagga iyo la dagaallanka Argagixisada Kenya (Kenyan Anti – terrorism Police Unit -ATPU) ayaa xabsiga dhigay Ilyaaas Cabdulxamid (Elias Abdulhamid) oo ku eedeysan in uu qorsheeynayey in uu ku biiro dhaq-dhaqaaqa Alshabaab oo dowladda Soomaaliya kula jirto dagaal culus laga soo billaabo June-2022, Booliiska ayaa shaaciyey in la tuhunsaan yahay lagu qabtay magaalada Lunga lunga ee ismaamulka Kwale kaas oo 6KM oo keli ah u jirta xadka Kenya kala dhexeeya dalka Tanzania.
Xamsa Barre oo gaaray Aadan Yabaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan laga saaray Al-Shabaab.
Maxay tahay sababta ka danbeysa kulankii labaad oo xiriir ah in uu baaqdo Golaha Shacabka
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markale baaqday, kaddib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xildhibaannada Golaha.
Madaxweyne Ramaphosa oo ka badbaaday codka kalsoonida
Baarlamaanka Koonfur Afrika ayaa Talaadadii diiday dacwadda xil ka qaadista ee ka dhanka ah madaxweyne Cyril Ramaphosa, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Baarlamaaka dalkaas.



