Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Cali Jeyte iyo xildhibaano soo gaaray Muqdisho
Waxaa caasimadda Muqdisho soo gaaray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehlinayeen Xildhibaannada kala ah Maxamed Cabdikhaadir Maxamed, Maxamed Cabdullaahi Buraalle oo katirsan Golaha Shacabka FS, iyo Xildhibaan Guhaad Cabdulle Jimcaale oo ka mid ah Baarlamaanka Hirshabelle
Cali Guudlaawe oo baaq u diray shacabkii ka barakacay Masjid Cali Guduud
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab laga xureeyay deegaanka cali gaduud ay dhibaato badan ay ku hayeen bulshada ku dhaqan degmadaan isagoo xusay in dadkaan ay ka qaadan jireen xoolo baad ah
Somaliland oo beenisay inay taageerto Ururka Al-Shabaab
Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Jen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan-geliso kooxaha Argagixisada ah.
QM oo canbaareysay qaraxyadii ay ku dhinteen ku dhowaad 125 qof ee Soobe
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay si adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa ay sheegeen in ay aad uga xun yihiin, isla markaana ay tacsi u direen ehelada dadkii ku dhintay, shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwii ku dhaawacmay
Dowladda Jabuuti iyo Turkiga oo maanta keenaya gargaar caafimaad Muqdisho
Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ay gurmadyo Caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyaan dowladaha Jabuuti iyo Turkiga oo kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya
Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah Sucuudiga
Dowladda Mareykanka ayaa ka walaacsan yahay hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah Sucuudiga, waxaana sida uu sheegay afhayeen u hadlay Aqalka Cad aanu Mareykanku ka laba-labayn doonin inuu ka jawaabo hanjabaadahaas haddii loo baahdo
Fannaan caan ahaa oo toogasho lagu dilay
Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay, sida ay tebisay warbaahinta Mareykanka.
Muuse Biixi ”Ma aqbaleyno in deeqaha Caalamka naloo soo mariyo dowladda Soomaaliya”
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehlinayo wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland ayaa maanta waxaa uu habka maqalka iyo muqaalka ah (Video Conference) kulan ku-layeeshay Safiirka Ingiriiska iyo ku simaha Safiirka Maraykanka
Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay qaraxyadii ka dhacay Soobe
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah

