Ra'iisul Wasaarihii xilka laga tuuray ee Pakistan Imran Khan ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kaddib eedeymo musuqmaasuq oo uu beeniyay.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Xarunta wasaaradda awqaafta ee Masar oo uu dab ka kacay
Subaxnimadii saaka ayaa waxaa dab xooggan uu ka kacay dhismaha Wasaaradda Awqaafta ee ku taalla bartamaha magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana kooxaha dab-demiska oo uu kormeerayo guddoomiyaha magaalada Qaahira billaabay dadaallo lagu xakameynayo dabka.
Dal ka mid ah kuwa marrinka u ah Soomaalida tahriibta oo boolisku ku laayey dad badan
Booliska Brazil ayaa hawlgal ay ku bartilmaameedsanayaan kooxaha daroogada ee saddex gobol oo Brazil ka tirsan waxaa ku dhintay ugu yaraan 43 qof.
Mo Farah oo ka hadlay gabadhii Soomaaliya uga qayb gashay tartanka orodka
Xiddigga ciyaaraha Olympic-kada Mo Farah ayaa ka mid ah dadka ka falceliyay gabadhii Soomaaliya uga qayb gashay tartanka oradka ah ee ka dhacaya dalka Shiinaha, oo Soomaaliya guuldarro kala kulantay.
Kuuriyada Woqooyi oo markii ugu horaysay ka hadashay asgarigii Maraykanka ahaa ee u dusey
Kuuriyada Waqooyi ayaa xaqiijisay in ay gacanta ku hayso Travis King, jawaabteedii ugu horreysay ee codsiyadii ku saabsanaa xogta halka uu ku sugan yahay askariga Mareykanka ah, sida uu sheegay taliska Qaramada Midoobay.
Dagaal mar kale ka billowday Itoobiya
Dagaallo ayaa ka dhacay deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka.
Aqalka Sare oo ansaxiyay isku shaandheynta guddiyada BFS
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 2aad oo ajandihiisu ahaa ansixinta isku shaandhaynta Guddiyada Aqalka Sare ee BJFS.
Maxaa ka jira in uu is casilay taliye Dabagale
Taliska Ciidamada Booliska Somaliland oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu is-casilay taliyahoodii Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), kadib markii aad loogu baahiyay baraha bulshada.
Wasiirka Caddaaladda DFS oo sheegay in maxaabiista qaar wakhtigooda la dhaafay
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Xeer Ilaalinta Qaranka & mas’uuliyiin kale oo maanta tagay Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa u guur galay maxaabiista ku xiran xabsigaas.
Ciidamada DF oo howlgallo kawada degmada Afgooye
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo xooggan kawada Degmada Afgooye iyo tuulooyinka Hoostaga ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.







