Shacabka Giriiga ayaa codeynaya markii labaad muddo bil gudaheed ah iyadoo ra'iisul wasaarihii hore Kyriakos Mitsotakis uu rajeynayo inuu helo aqlabiyad weyn.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Mareykanka “bilo kahor Putin waxa uu qorsheynayay in uu la wareego Kyiv maanta waxa uu difaacanayaa Moscow”
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa xaaladda Ruushka uga waramay laanta wararka Mareykanka ee BBC, CBS.
Maxkamadda CQS oo xukun adag ku ridday askar dusisay muuqaal jirdil xarunta
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maany xukuno ku riday Seddax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa muuqaal loo soo dusiyay, kaas oo muujinaya mid ka mid ah Askarta ka tirsan Ciidanka ilaalada Nabad Galyada Waddooyinka ee loo yaqaan Taraafikada oo xarunta jirdil ugu geesanaya Askari hore oo xarunta shaqo u tagay.
Dagaal xooggan oo ka socda magaalada Laascaanood
Dagaal xooggan ayaa maanta oo Axad ah ka qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa xoogagga SSC-Khaatumo, kaas oo ka socda jihada bari ee Magaalada.
Socdaalka caasimadda Moscow iyo isu soo baxyada oo la hakiyay muddo toddobaad ah
Dhammaan dhacdooyinka bannaanka ee magaalada Moscow ayaa la hakiyay muddo toddobaad ah.
Sidee loogu guuleystay in la hakiyo ciidamadii ku wajahnaa Moscow yaase ka shaqeeyay?
Madaxweynaha Belarus Alexander Lukashenko ayaa wadahadalo la yeeshay madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ee Wagner Yevgeny Prigozhin.
Baashe oo sheegay in la marin ciqaab adag qofkii lagu qabto Musuqmaasuq
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo la hadlay Dagaalka Dowladda Federaalka ee Musuqa ayaa sheegay in Ka maxkamad ahaan dagaalkaas ay qayb ka yihiin maadaama uu dhibaato weyn ku yahay Dalka.
Taliyahii hore ee Millitariga DFS Odawaa oo xilka ku wareejiyay Axmed Aadan
Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow ayaa maanta xilka kala wareegay Gen. Odawaa Yuusuf Raage taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga oo xilkaan hayay tan iyo sanadkii 2019.
Dad muhaajiriin ah oo ay Doon kula degtay agagaarka jasiiradda Canary
Kuwa dadka u dhaqdhaqaaqo ayaa ku eedeeyay maamulka Spain in ay ku guuldareysteen in ay caawiyaan dooni ay la socdeen dad muhaajiriin ah oo degtay xilli ay isku dayayeen in ay gaaraan jasiirada Canary.
Wariye u dhashay Mareykanka oo loo haysto Basaasnimo
Maxkamad ku taal Moscow ayaa diiday racfaan uu weriye ushaqeeyo Wall Street Journal, Evan Gershkovich, ka qaatay.








