Muqdisho (Raxanreeb Online) Sida la shaaciyay Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh, ayaa amray in xubnaha isku haya Wasiiradda iyo Xildhibaanada ay kala doortaan xilalka oo midkood. Tallabadan ayaa lagu sheegay in ay la micno ahaan ka dhigan tahay in aysan isku haysan doonin jagooyinka mudada u hartay dowladda Faderaalka, iyadoo laga duulayo wax ka bedelka Dastuurka...
Day: April 20, 2026
Mucaaradka dowladda oo kulan xasaasi ah la yeeshay Odayaasha beelaha Hawiye
Muqdisho (Raxanreeb Online) Siyaasiinta Mucaaradka Dowladda Faderaalka, ayaa kulamo layeeshay Odayaasha dhaqanka ee Muqdisho oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka. Odayaasha dhaqanka ayey u gudbiyeen xubnahan in la gaaray waqtigii dhabta looga hadli lahaa siyaasada iyo in aan dalka laga ogolaan karin doorashooyin hal dhinac ah, taas oo ay sheegeen in ay halis galinayso...
Somali Police Kill Al-Shabaab Members in Lower Shabelle
MOGADISHU, Somalia — The Somali Police Force’s Anti-Terrorism Command has released details of a planned counterterrorism operation, codenamed “WAABARI,” conducted in the Jambaluul area of Lower Shabelle region against Al-Shabaab militants. According to police, the operation was carried out on 18 April 2026 at approximately 9:00 a.m. by the Special Anti-Terrorism Unit in coordination with...
Somali Opposition Meets Hawiye Elders Amid Rising Pressure on Hassan Sheikh
A high-level consultative meeting is expected to take place in Mogadishu today between opposition politicians and traditional elders from the Hawiye clan, amid mounting political tensions and deepening controversy over Somalia’s electoral process. The gathering will be held at the Mogadishu residence of former Somali President Sharif Sheikh Ahmed and is expected to bring together...


