Opposition leaders, headed by former President Sharif Sheikh Ahmed, are set to hold a dinner meeting tonight with members of both houses of Parliament representing the Hawiye clan. Sources indicate that the meeting will bring together a mix of opposition and pro-government lawmakers, as part of a broader consultative effort by the opposition to engage...
Day: April 21, 2026
Somali PM Rejects Opposition Claims Over Term Limit
Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, has reaffirmed that the current federal government’s term in office is five years, stating that this is clearly stipulated in the recently approved constitution. Speaking at an event in Mogadishu, the Prime Minister addressed the country’s political situation, warning against attempts to destabilise the government. “There are politicians seeking...
Somali Opposition Meets Clerics Over Election Crisis
Opposition politicians in Somalia are holding a high-level consultative meeting today with a group of prominent Somali religious scholars in Mogadishu, focusing on the country’s evolving political situation. The talks, which are expected to continue until Friday, will reportedly examine in depth the ongoing electoral process, particularly the disputes surrounding the current framework and the...
RW Xamsa “muddo xilkeeda dowladda waa 5 sanno”
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in muddo xileedka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay 5 sanno, isla markaana uu cad yahay dastuurka la ansixiyay. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday Muqdisho, islamarkaana ka hadlayay xaaladda siyaasadeed ee dalka. “waxaa jira siyaasiyiin doonaya in...
SNA Commandos Move to Restore Access on Key Mogadishu–Jowhar Route
Somali National Army (SNA) Gorgor commando forces have launched an operation to reopen the road linking Mogadishu and Jowhar, a key route connecting the capital with the administrative centre of Hirshabelle State. The troops, equipped with heavy weapons and armoured vehicles, advanced through several strategic areas along the corridor as part of efforts to restore...
Faah faahin: weerar ka dhacay buuraha Calmiskaad
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay ay kooxda Daacish, weerar jid gal ah ku qaaday gaari Ambalaas, oo kasoo laabtay qaadista askartii ku dhaawacntay weerarkii habeen ka hor ka dhacay Dhadaar. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Daraymadoobe ee togga jaceel oo...
Maxey kawada hadleyn wasiirka amniga gudaha ee XFS iyo safiirka shiinaha ee Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu iyo howlwadeeno ka mid ah Safaaradda. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyay taageerada Dowladda Shiinaha ay...
Kulamo xasaasi ah oo ka socda Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa ka soconaya kulan xasaasi ah oo u dhaxeeyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Agaasimihii hore ee Socdaalka Mustaf Dhuxuloow, Xil Sanbaloolshe, iyo Musharax Cabdullaahi Maxamed Nuur. Kulanka ayaa waxa uu ka soconaya guriga uu magaalada Muqdisho, madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed. Ilo wareedyo, ayaa inoo...
Muxuu u tagaya madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka dalka Pakistan ?
Washington ( Raxanreeb Online) Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warantay in Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, J.D. Vance, uu Talaadada ah ka ambabixi doono Mareykanka isla markaana uu tegi doono dalka Pakistan, siu u ugu qeynb galo wareegga labaad ee wadahadallada Iiraan. Wefdiga Mareykanka ayaa la sheegay inay maanta baxayaan iyadoo Iiraan ay weli shaki ka muujineyso...







