Booliska Muqdisho oo xiray Gabar caan aheyd oo anshax darro lagu helay

Booliska Muqdisho oo xiray Gabar caan aheyd oo anshax darro lagu helay

Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in la xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan).

Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax-darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda Soomaaliyeed.

Booliska Soomaaliya ayaa horay u xiray dhalinyaro badan oo ku eedeysan inay baraha bulshada ku soo gudbinayeen muuqaalo anshax darro ah, kuwaas oo maxkamadeyntoodu socoto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.