Category: Warar

Home » Warar » Page 11
Siciid Deni iyo xubnaha madasha Samatabixinta oo ku wajahan Kismaayo
Post

Siciid Deni iyo xubnaha madasha Samatabixinta oo ku wajahan Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xubnaha Madasha Samatabixinta ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu wado in uu saacadaha soo socda ka furmo shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya. Shirka Kismaayo oo socon doona daddex berri ayaa looga hadlayaa dhammeystirka qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo xaaladda kala guurka ah ee...

Askari katirsan ciidanka dowladda oo shacab ah ku dilay Muqdisho
Post

Askari katirsan ciidanka dowladda oo shacab ah ku dilay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askari katirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah xalay ku dilay xaafada Oodweyne ee degmada Deynille ee gobolka Banaadir. Askariga ayaa la sheegay in uu dilka u geystay wiil dhallinyaro oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamed Muuse, waxaana la tilmaamay sababta keentay dilka in ay...

Trump oo kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka
Post

Trump oo kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka

Washington(Raxanreeb Online) Madaxweyne Donald Trump ayaa kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka ee Mareykanka, isagoo ka mamnuucaya muwaadiniinta shan dal oo dheeri ah. Aqalka Cad ayaa sheegay in xannibaadahan looga dan leeyahay “in lagu ilaaliyo ammaanka Mareykanka. Xayiraadaha Cusub ayaa lagu soo rogay dadka ka soo jeeda Burkina Faso, Mali, Niger, Suudaanta Koofureed iyo Suuriya iyo sidoo...

Koonfur Galbeed oo gabi ahaanba diiday ka qeyb galka tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada
Post

Koonfur Galbeed oo gabi ahaanba diiday ka qeyb galka tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Maamul dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaacisay in uusan ka qaybgali doonin tartanka ciyaaraha kubbadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo la qorsheynayo in dhawaan lagu qabto Muqdisho. Koonfur Galbeed ayaa go’aankeeda ku sababaysay dhowr qodob oo oo ay ka mid yihiin in aan weli...

Taliye ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo tagay deegaano laga saaray kooxda AS
Post

Taliye ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo tagay deegaano laga saaray kooxda AS

Shabellaha Dhexe (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa tegay Deegaanno dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle ee Gobalka Shabeellada Dhaxe. Taliyaha oo ey wehlinayaan Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa ugu horeyn kulamo la qaatay Maamulka degmada Balcad oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha degmadaas, Qaasim Cali Nuur iyo Saraakiisha...

Wararkii ugu dambeeyey shirka mucaaradka ee ka furmaya magaalada Kismaayo
Post

Wararkii ugu dambeeyey shirka mucaaradka ee ka furmaya magaalada Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb Online) Waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo uu ka qabsoomo shir ay isugu imaanayaa madaxda mucaaradka iyo kuwa Maamullada Jubalanad iyo Puntland. Shirkan oo looga hadli doono xaalada cakiran ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, ayaa la qorsheeyay in uu qabsoomo inta u dhaxeysa 17-ka ilaa 20-ka bishan. Waxaa shirkan ka soo qeyb...

Puntland oo ka hadashay dalxiisayaashii loo diiday in ay ka dhoofaaan Garowe
Post

Puntland oo ka hadashay dalxiisayaashii loo diiday in ay ka dhoofaaan Garowe

Garoowe (Raxanreeb Online) Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka hadlay dalxiisayaal ajaaniib ah oo maalmo ka hor loo diiday in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha magaalada Garowe. Wasiir Caydiid, ayaa sidoo kale sheegay in dalxiisayaashu ogolaansho u haysteen oo kaliya in ay tagaan Garowe-Eyl, hase ahaatee ay booqdeen Laascaanood oo aysan markii hore...

Lafta-gareen oo kulan xasaasi ah la qaatay saraakiil sare oo katirsan ciidanka Turkiga
Post

Lafta-gareen oo kulan xasaasi ah la qaatay saraakiil sare oo katirsan ciidanka Turkiga

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada Turksom S/Gaas Sebahattin. kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Amniga, Tababarrada iyo tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed. Kulanka sido kale waxaa diiradda lagu saaray doorka Turkiga ee...

Faah faahin: Biriq laba qof ku dishay Ismaamulka Gaarisa
Post

Faah faahin: Biriq laba qof ku dishay Ismaamulka Gaarisa

Gaarisa ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Harboole ee ismaamulka Gaarisa ee dalka Kenya, ayaa ku waramaya in Biriq ku dhacday deegaankaasi, ay dishay labo ruux oo mid kamid ah uu yahay Nin oday ah. Xiliga biriqda dhaceysay ayaa waxaa da’ayay roob goos goos, labada ruux ee geeriyooday, ayaa la sheegay in biriqda...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaanka ee Golaha Shacabka ee Soomaaliya, ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 22-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, Habdhowraha Golaha Shacabka ee...