Category: Warar

Home » Warar » Page 514
Post

Muxuu yahay safarka Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu ka qaybgalo Shir-Madaxeedka Waddamada Ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo ka dhacaya Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waana meertada 14aad.

Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose
Post

Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose

Marka (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha  Hoose. Qaraxan ayaa wararka hadda la helayo waxa ay sheegayaan in lala eegtay oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda ee ka howlgasha magaalada Marka. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Xasan Cusmaan Cali...

Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan
Post

Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan

Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in dhaqaaq ciidan ay ka wadaan deegaano ka mid ah gobolkaas. Ujeedka dhaq dhaqan ayaa lagu sheegay in ay tahay in loo sugi lahaa amniga deegaanada Jubbooyinka halkaas oo ay ku xooggan  yihiin kooxda Al- Shabaab. Ciidamada ayaa si wadajir ah roondo...

UNICEF ”dhimashada 22 caruur Soomaaliyeed  waxay nagu uur-ku taallo”
Post

UNICEF ”dhimashada 22 caruur Soomaaliyeed waxay nagu uur-ku taallo”

Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib  markii maalin ka hor ku dhawaad 22 caruur ah ay ku dhinteen waxyaabaha qarxa oo ay ku  cayaarayeen gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa arintaas ka hadlay Hay’adda Qaramada  Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF. UNICEF ayaa sheegtay  inay aad uga naxday maqalka warkaas, maadaama in ka badan 20 carruur ah...

‘’Catriona Laing Puntland waan ku bogaadinaynaa doorashadii ay qabteen ‘’
Post

‘’Catriona Laing Puntland waan ku bogaadinaynaa doorashadii ay qabteen ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Wakiil gaar ah ee xoghayahaa Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tegtey Puntland, gaar ahaan magaalada  Garoowe. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa marwo Catriona Laing ku qaabilay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Wakiilka Xogyahaya Qaramada Arrimaha...