Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Biixi Cabdi Madaxwayanaha Somaliland ayaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Jabuuti. Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka dhoofay maanta oo Khamiis ah magaalada Hargaysa isaga oo ku wajahan dalka Jabuuti halkaas oo uu ka dhici doono kulan dhaxmaraya [isaga] iyo Xasan Sheekh Maxamuud....
WARBIXIN | Villa Somalia oo fashil ka haysta warbaahinta madax banaan.
Muqdisho (Raxanreeb ) In muddo ahba waxaa taagnaa khilaaf u dhaxeeyay Villa Soomaaliyo iyo warbaahinta madax banaan ee ka howlgala magaalada Muqdisho , taas oo ka dhalatay hab dhaqanka waaxda warfaafinta Villa Soomaaliya. Inta badan warbaahinta ayaa caqabad ku qabay la macaamiilka iyo helida xogta Villa Soomaaliya taas oo ay u sii dheerayd gabaabsiga ku...
Xasan Sheekh iyo mucaaradka oo isku fahmi waayay wax ka bedelka Dastuurka
Muqdisho (Raxanreeb) Villa Soomaaliya waxaa maalmahan ka socday kulamo ay lahaayeen Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka oo uu ka mid yahay madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Seekh Shariif Sheekh Axmed . kulankan oo ahaa mid la isku soo noq noqday maalmo ayaa dood adag laga yeeshay sid ay tahay in xiligan wax loogu...
Mahad Salaad ma isagaa , iska tagi raba mise cadaadis baa jira ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa aad u soo kordhahaya warka ku saabsan in bilowga cusub ee sanadka 2023 uu meesha ka bixi doono Taliyaha Nabad sugida Mahad Maxamed Salaad oo xulufo la ah kooxda Daljir ee la bahoobay Damjadiid. Ilo xog – ogol ah ayaa Raxanreeb u sheegay in suurtagal ay tahay in markan daaqada uu...
Hardaganka doorasho ee Puntland , Nabad & Nolol & Damjadiid.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Olole doorasho oo aad u xoogan ayaa ka soconaya Puntland , musharaxiin dhawr ah ayaa ku sii qulqulaya , kuna sugana sugan Garoowe si ay ugu biiraan Ololaha socda ee loogu jiro qabashada hoggaanka Puntland. Ololahan socda waxaa saamayn dhankooda ku leh kooxda isku raranka ah ee Daljar & Dalmajiid iyo...
18 shaqaale oo saaran Markab lagu haysto xeebaha dalka oo laga dayrinayo.
Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida oo dib ugu dilaacay xeebaha Soomaaliya ayaa xeebaha Puntland ku haysta Markab ay ka soo qafaasheen gacanka Cadmeed. Sida wararka la – helayo ay sheegayaan mwaxaa saaran Markabka 18 shaqaale kuwaas oo laga dayrinayo xaaladooda caafimaad isla markaana waxa la xaqiiyay in ay u baahan yihiin adeeg caafimaad....
Adeegsiga Badda cas 80% wuu istaagay – Burcadbadeed dilaacday darteed.
Switzerland (Raxanreeb ) Shirkadda maraakiibta Switzerland ee MSC ayaa hakisay isu-socodka maraakiibteeda ee badda cas. Tani ayaa ka dhigan in ay noqonaysa shirkadda afaraad ee joojisay adeegsiga badda cas, taa oo ka dhigtay ku 80% inuu istaagay adeegsiga badda cas ee maraakiibta ganacsiga. Afduubka kooxaha burcad badeeda ay ka bilaabeen xeebaha badda cas ayaa loo...
Haddii Guddiyadii laga diiday Saciid DENI , maxaa furan si xal loo gaaro ?
Garoowe ( Raxanreeb ) Puntland waxaa ka taagan khilaafka doorasho ee ka dhashay daaha iyo Guddiyada dhawaan uu magacaabay Madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni. Khilaafka ayaa sidoo kale waxa uu saamayn ku yeeshay , Madaxwaynaha maamulkaas iyo ku xigeenkiisa Saciid Deni iyo Axmed Karaash kaas oo marba marka ka danbeysay cirka isku sii shareerayo. Karaash oo ...
FAROOLE oo biiray xal ka gaarista khilaafka doorasho ee Puntland.
Garoowe (Raxanreeb ) MagaaladaGaroowe ee Puntland waxaa ka bilowday dadaalo kale oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay hubinta la’aanta siyaasadeed ee doorashada Magaalada waxaa ku sugan oo kulamo siyaasadeed ka wada Madaxwaynihii hore ee maamulkaas Cabdiraxmaan Faroole oo ah Senator ka tirsan Aqalka saree e Barlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynaha...
KARAASH oo yiri ‘’ DENI waa keliye taliye, digniin baa u jeedinayaa ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo ifbaxaya khilaaf salka ku haya arrimaha doorashooyinka kaas oo u dhaxeeya madaxwayne Saciid Cabdullaahi DENI iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Karaash ayaa sheegay in Saciid Deni uu xiligan marooqsanayo dhamaana awooda hoggaanka maamul goboleedka Puntland taas oo uu yiri ‘’ ma ah wax la aqbali karo ‘’ Madaxwayne ku xigeenka...









