Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay waxyaabaha

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay waxyaabaha

Ciidanka xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan Al-Shabaab ka wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen wadada isku xirta deegaanada Mesagawaay iyo Baraag Sheekh Caamir.

Al-Shabaab ayaa doonayey in miinooyinkaas ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ku safra wadadaas, balse Ciidanka Qaranka ayaa ka hortegay, iyagoo soo bandhigay miinooyinkii ay ka soo saareen wadada xiriirisa Mesagawaay iyo tuulada Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud.

Leave a Reply

Your email address will not be published.