DEG : DEG | Dagaal culus oo markale ka socda degmada Luuq ee Gedo.

DEG : DEG | Dagaal culus oo markale ka socda degmada Luuq ee Gedo.

Raxanreeb (Luuq )- Raxanreeb wararka ay ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya  in markale degmadaas uu ka qarxay  aad u culus.

Dagaalkaan ayaa daba socday dagaal shalay ka dhacay gudaha magaalada.

 Dagaalka ka socda degmada waxaa la’isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo dagaalka uu kusii fiday duleedka magaaladaasi.

Waxaa meesha ka baxay dagaalo lagu doonayay in lagu dejiyo xaalada degmada Luuqa ee gobolka Gedo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.