DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka Sh/Dhexe

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka Sh/Dhexe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Al-Shabaab looga xoreynayo deegaanada haray.

Dhowr jeer ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh uu tegay furimaha dagaalka, hayeesheè aysan waxba soo kordhin , isla markaana Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay ka baxeen meelihii ay la wareegeen

Leave a Reply

Your email address will not be published.